Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud
    March 13, 2026
    Wasaaradda Batroolka XFS oo ka hadashay cabashooyinka dadweynaha ee dhanka shidaalka
    March 13, 2026
    Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay
    March 13, 2026
    Gubadley iyo Kaaraan oo u gudbay wareegga afar dhammaadka ee tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 13, 2026
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Araday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay Jaamacadda Islamic Universty of Minnesota
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Araday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay Jaamacadda Islamic Universty of Minnesota
WararkaWargayska

Araday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay Jaamacadda Islamic Universty of Minnesota

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 1, 2020
2 Min Read
Share
USA-(SONNA)-In ka badan 50 Arday oo Soomaali ah, isla markaana baratay Culuumta Axaaddista ayaa ka qalin-jebisay Jaamacadda Islamic Universty of Minnesota ee Dalka Maraykanka.
Gudoomiyaha Jamciyadda islaamiga oo ay ku bahoobeen in badan oo ka mid Masaajiddada Maraykanka oo loo yaqaan IANA, Sheekh Xasan Dhooye ayaa  sheegay in Dunida casriga ah iyo caqliga oo la kaashado ay tahay fursad aysan Dad badan ogayn.
Wuxuu sheegay in Kulliyadda Cilmiga Axaadiista ay ka mid tahay Kulliyadaha lagu soo kordhiyay Jaamacadda Islamiga ee Gobolka Minnesota , isagoo xusay in ay dhib ku qabaan Dadka aan Carabiga aqoon.
Marwo; Batuulo Cabdullaahi Cabdi oo ka mid ahayd Ardaydii ka qalin Jebisay Jaamaacadda Islamiga ee Minnesota  ayaa Gabdhaha Soomaaliyeed ka codsatay in ay  wax bartaan.
Madaxweynaha Jaamacadda, Sheekh Waliid  iyo Madaxa Caluumta Axaadiista Dr; Daariq Cawadu Allaah Maxamed ayaa ka sheekeeyay howlaha Jaamacadda, iyagoo ku boorriyay bulshada Islaamka in ay ka faa’iideystaan baahiyaha loo qabo wax barashada Diiniga ah iyo waxyaabaha ku xeeran.
Waa dufcaddii ugu horreysay oo dhammaysata Cilmiga Culuumta Axaadiista ee Jaamacadda Islaamiga Minnesota tan iyo xilligii la furay Jaamacaddan 2007-dii, waxanay Martidii iyo Waaliddiintii kasoo qeyb galay munaasabadda Qalin jebinta bogaadiyeen Macallimiintii dedaalka badan ku bixisay Ardayda dhammaysatay waxbarashada.

 

Contents
USA-(SONNA)-In ka badan 50 Arday oo Soomaali ah, isla markaana baratay Culuumta Axaaddista ayaa ka qalin-jebisay Jaamacadda Islamic Universty of Minnesota ee Dalka Maraykanka.Gudoomiyaha Jamciyadda islaamiga oo ay ku bahoobeen in badan oo ka mid Masaajiddada Maraykanka oo loo yaqaan IANA, Sheekh Xasan Dhooye ayaa  sheegay in Dunida casriga ah iyo caqliga oo la kaashado ay tahay fursad aysan Dad badan ogayn.Wuxuu sheegay in Kulliyadda Cilmiga Axaadiista ay ka mid tahay Kulliyadaha lagu soo kordhiyay Jaamacadda Islamiga ee Gobolka Minnesota , isagoo xusay in ay dhib ku qabaan Dadka aan Carabiga aqoon.Marwo; Batuulo Cabdullaahi Cabdi oo ka mid ahayd Ardaydii ka qalin Jebisay Jaamaacadda Islamiga ee Minnesota  ayaa Gabdhaha Soomaaliyeed ka codsatay in ay  wax bartaan.Madaxweynaha Jaamacadda, Sheekh Waliid  iyo Madaxa Caluumta Axaadiista Dr; Daariq Cawadu Allaah Maxamed ayaa ka sheekeeyay howlaha Jaamacadda, iyagoo ku boorriyay bulshada Islaamka in ay ka faa’iideystaan baahiyaha loo qabo wax barashada Diiniga ah iyo waxyaabaha ku xeeran.Waa dufcaddii ugu horreysay oo dhammaysata Cilmiga Culuumta Axaadiista ee Jaamacadda Islaamiga Minnesota tan iyo xilligii la furay Jaamacaddan 2007-dii, waxanay Martidii iyo Waaliddiintii kasoo qeyb galay munaasabadda Qalin jebinta bogaadiyeen Macallimiintii dedaalka badan ku bixisay Ardayda dhammaysatay waxbarashada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud

Cutibyo katiran Ciidanka Gorgor ayaa howlo biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas badan oo ku…

March 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda gobolka Banaadir oo markale Saakay u fariisaneyso Dhageysiga dacwad ka dhan ah nin gubay xaaskiisa

Muqdisho;-(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa’uud oo…

GudahaWararka
February 26, 2024

Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Muqdisho-(SONNA)-Labo xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad…

GudahaWararka
February 7, 2023

SoDMA oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dardar gelinta howlaha gurmadka deg-degga ah

Muqdisho-(SONNA)-Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar…

GudahaWararka
May 8, 2024

Madaxweyne Waare oo kulan hab muuqaal ah la qaatay Xubo ka tirsan Beesha Caalamka

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka…

Wararka
May 12, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023