Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madax ka tirsan dowladda oo Maraykanka uga qaybgalay abaalmarinta Somali Hero
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madax ka tirsan dowladda oo Maraykanka uga qaybgalay abaalmarinta Somali Hero
GudahaWararka

Madax ka tirsan dowladda oo Maraykanka uga qaybgalay abaalmarinta Somali Hero

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 22, 2025
3 Min Read
Share

Minneapolis (SONNA): Munaasabadan oo loogu magac daray Somaali Hero Awards oo ah madal dhiirogelisa dadka soomaaliyeedwoodi wax tarka u leh bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Minabulis ee gobolka menisota ee dalka Mareykanka,taasi oo ay ka qaybgaleen ilaa 600 oo xubnood oo isgu jiray masuuliyiin ka tirsan dowladda SF, aqoonyahano iyo bahda fanka oo ka kala yimid daafaha caalamka.

Madaxda dowladda Soomaaliya waxa kamid ahaa guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha Shacabka Sacdiyo Salad Samatar, wasiirka Wafaafint Dhaqank iyo Dalxiiska mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo masuuliyiin kale, waxaana goobtasi lagu bixiyay Abaalmarino kaladuwan oo qofkasta kumutaystay kaalinta uu kaga jirohorumarka bulshada.

Xasan Mustaf oo Ah agaasimaha fulinta Hay’adda Volenteers of Somalia oo furitaanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyay dhamaan dadkii dowrka wanaagsan kulahaa suurogelintain abaalmarintan la qabto, tasi oo uu sheegya in qorsheheedi uu in muddo ah soo socday.

Cali Gaashaan oo ah guddoomiyaha Volenteers of Somalia ahna maamulaha Abaalmarinta Hero Awrds oo faahfaahiyay ujeedka abaalmarinta ayaa sheegay in ay ugu talagaleen in la dhiirogrogeliyo shaqsi kasta oo bulshada Soomaaliyeed horumarkooda wax ku soo kordhiya, isagoo xusay in sanadkasta ay qaban doonaan Abaalmarintan o kale.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha Shacabka Sacdiyo Salaad Samatar ayaa ka qeybgalayaasha uga warantay xaaladda dalka iyo guulaha dowladnimo ee soo hooyaatay,iyadoo guud ahaan Jaaliyadda ku bogaadiyay in horumarka dalkoodi ay ka qeyb qaataan.

“Dad karti le ayaa tihiin indhaha caalamka ayaa la idinku soo jeediyay, qabyaaladda iska jira, midnimada ka shaqeeya, dhexdiina waxa kujira iska saara, kaliya waxaa idinka maqan danihiina in aad garataan,waana idin kaga mahadcelinaynaa soo dhaweyntii aad inoo muujiseen”guddoomiye Sacdiyo.

Shaqsiyaadka loo gartay Hero Awrds waxaa kamid ah Cilmi Hagar halyeygii ku shahiiday dagaalka dagaalka Khwaarijta.

1:Dr cabdiraxmaan Cawaale Xabeed. adeegyada caafimaad

2: Sheekh Nuur Haadi Caawinaad bulsho

3: Asli Cabaade Halyeydii Qaran.

4: Drs Aamino Arrimaha Baniaadanimada

5: iyo Muscab Warfaa oo heley 44 kun oo cod kadib codeyn dhanka internetka la sameyey Somaliheroawards.com halka Cabdisalaan Shaaciye uu heley 41 kun oo cod

Sidoo kale waxaa jira Fanaaniint kala ah la guddoonsiyay Hero Award waxaana kamid ah

Salaad Muxudin Shardi Salaad Derbi

Dalmar yer

Nimcaan Hilaac

Axmd Haadi

Qabashada Munaasabadan oo ay ka qeybgaleen in ka badan 600 oo qof ayaa ku soo beegmaysa xili Soomaalida ku dhaqan gobolka Menisota.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xoghayaha guud ee golaha shacabka oo ka mid noqday guddiga fulinta Midowga Xoghayayaasha Baarlamaannada Carabta

Muqdisho.(SONNA):- Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah…

GudahaWararka
February 25, 2023

Wasiirka Qorsheynta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya…

Wararka
February 3, 2021

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo ganacsiga

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane, Cabdalla…

GudahaWararka
April 11, 2023

Booliiska degmada Yaqshiid oo gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan

Muqdisho(SONNA):-Ciidammada Booliska degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan, kuwaas oo taliska Booliiska sheegay…

GudahaWararka
December 21, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023