Muqdisho,(SONNA):- Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka jawaabeysa Xaashida Eedda ee Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u gudbiyey laguna Eedeeyey 7 Eedeysane, kuna wada Eedeysan ka ganacsiga Dadka iyo tahriibinta, Lacag-Dhaqidda iyo Maalgalinta Argagixisada iyo Ku xad gudubka awood xafiiseed, ayaa Maxkamadda Gobalka Banaadir waxay soo mudeysay dhageysiga dacwadda ee fadhiga 3aad maalinta Talaadada kuna beegan 22/ 4 /2025.