Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah
    March 21, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEEGAANKA GANDARSHE KULA CIIDAY CIIDAMADA XOOGGA DALKA.
    March 20, 2026
    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo salaadda Ciidul Fitriga la tukaday shacabka Degmada Daarusalaam
    March 20, 2026
    Guddoomiyaha BFS oo soo saaray war-saxaafadeed looga hadlaayo xiisadaha ka taagan deegaanada K/Galbeed
    March 20, 2026
    Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo saraakiil kale oo la afuray odayaasha dhaqanka ee deegaanka Gandarshe
    March 20, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda isgaarsiinta oo ku wargalisay dadka dagan dhulkeeda Siinka-dheer inay ka guuraan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda isgaarsiinta oo ku wargalisay dadka dagan dhulkeeda Siinka-dheer inay ka guuraan
GudahaWararka

Wasaaradda isgaarsiinta oo ku wargalisay dadka dagan dhulkeeda Siinka-dheer inay ka guuraan

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: May 22, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dowladda FS ayaa wargalin lagu siiyey dadka dagan dhulka wasaaradda ee ku yaal Siinka-dheer, kaas oo saaran wadada Afgooye, inay ka guuraan sida ugu dhaqsiyaha badan.

Wasaaradda ayaa ku wargalisay dadka Soomaaliyeed ee daggan gobolka Banaadir iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed in dhulkaas uu yahay hanti Qaran, uusana beec ahayn, sidoo kale aysana jirin cid loo wakiishay inay iibiso, kirayso ama ay ku manaafacaadsato.

Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye wasiir dowlaha wasaaradda dowlaha wasaaradda isgaarsiinta iyo Tiknoljiyadda dowladda FS oo wargalintan ay xafiiskiisa ka soo baxday ayaa caddeeyey in dhulkaas wasaaraddu ku leedahay Siin-kadheer aysan jirin wax cadayn ah oo muujnaya in laga maarmay, sidaa darteed wasaaraddu waxay u jeedisay hay’adaha amniga dowladda inay dhulkaas hantida Qaran ah ilaaliyaan, kana shaqeeyaan in fulinta sharciyada dalka.

Horay wasaaraddu xaaladda dhulkan uga soo saartay digniin, taas oo soo baxday 12/03/2023.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Muqdsho-SONNA-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa gurmad…

March 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Axmed Madoobe “waxaan leeyahay musharixiinta meel aan hadhaw laga soo celin karin ha gaarsiinina”

Muqdisho (SONNA)- Madaxwaynaha dawlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey madasha aragti wadaagga…

Wararka
December 30, 2020

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo soo dhoweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, mudae; Maxamed Cabdi Xayir (maareeye), ayaaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyaydhiggiisa…

Wararka
October 16, 2019

Bukaankii ugu horeeyay oo qaliinka wadnaha dalka gudihiisa loogu sameeyay

Muqdisho.(SONNA):- Cisbitaalka tababarada iyo cilmi-baarista Recep Tayyip Erdogan (Ex-Digfeer) ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay gudaha dalka ka fuliyay…

GudahaWararka
March 13, 2024

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ku dilay 25-maleeshiyo iyo horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ee Gor Gor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Bariire ayaa ku dilay ku…

GudahaWararka
January 10, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023