Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo kulan la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowlad goboleedyada
    November 12, 2025
    Shir ku saabsan maaraynta hubka oo Muqdisho lagu qabtay
    November 12, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay danjiraha Shiinaha
    November 12, 2025
    Hantidhowraha Qaranka oo qaabilay madax ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay
    November 12, 2025
    Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka oo kormeeray garoonka diyaaradaha Jowhar
    November 12, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Masar
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Masar
GudahaWararka

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Masar

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 8, 2021
1 Min Read
Share

Qaahira-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta Safaaradda soo dhaweyn diiran ugu sameeyay Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur oo safar shaqo ku jooga masar.

Wasiirka ayaa Danjiraha iyo Dhammaan Diblomaasiyiinta uga mahadceliyay hab maamuuska quruxda leh ee loo soo dhaweeyay waxaana uu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay booqashadaan isagoo si gaar ugu amaanay Danjire ilyaas howlkarnimadda iyo soo celinta bilicdii Safaaradda oo wax badan laga bedalay kuna bogaadiyay shaqadda wanaagsan ee Qaranka u haayo .

Inta kadib Wasiirka oo kulan gaar ah la yeeshay Diblomaasiyiinta safaaradda ayaa uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka isago kulla dardaarmay iney u dhabar adeegaan howsha culus ee ay dalka u hayaan.

Ugu danbeyn Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa xafiisyadda Safaaradda ee loogu adeego Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar kusoo wareejiyay Wasiirka oo halkaasi kulla kulmay qaar kamid ah Muwaadiniin Soomaaliyeed oo xiligaas loo shaqeenayay kuwaas oo shaqaalaha safaaradda ku bogaadiyay sidda hufan ee ay Jaaliyadda ugu adeegaan iyo isbedalka muuqda ee Safiir Ilyaas kuso kordhiyay Safaaradda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo kulan la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowlad goboleedyada

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa…

November 12, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka

Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka ayaa…

CaalamkaGudahaWararka
April 29, 2024

Hay’adda NISA oo bur burisay buunddo marin muhiim u ahayd Khawaarijta

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa burburiyay buundo macmal ah oo…

GudahaWararka
March 10, 2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyeyaasha degmooyinka faray dardar gelinta diiwaangelinta

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dawladda Hoose ku shir-guddoomiyay…

GudahaWararka
July 17, 2025

Shirka guddiga sare ee Barnaamijka xasillinta oo Muqdisho lagu qabtay 

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallin Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiirka arimaha gudaha Federaalka iyo…

GudahaWararka
July 8, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023