Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taliyaha Booliska oo kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo Amniga Muqdisho +Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Taliyaha Booliska oo kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo Amniga Muqdisho +Sawirro
Wararka

Taliyaha Booliska oo kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo Amniga Muqdisho +Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 19, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) Taliyaha qeyb-ta guud ee gobolka banaadir taliyaha ciidamada sida gaar ah u tababaran ee haramcad iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo duleedka magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Taliyaha ayaa ka xogwaresanayay dadka shacabka si loo ogaado xaaladooda maadaama aysan wali la qabsan qaabka cusub ee loo sugayo amniga caasimada waxaana uu ka dhageysatay tabooshooyin yar yar oo ku aadan in shacab loo fududeeyo isku socodka iyagoo la shaqeynayo laamaha amniga.

Barahaan ay kormeereen ayaa gaaraya ilaa iyo 15 goob oo ku yaala galbeed iyo bariga caasimada oo ku teedsan Degmooyinka Kaaraan iyo Kaxda waxaana ka mid ahaa deegaanka gubadley ,ekis koontarool balcad wadada wershadaha ekis koontarool afgooye iyo qeybo badan oo ka  mid ah gaabaha cusub ee lagu soo kordhiyay.

“Waxaan soo kormeernay ilaa iyo shan iyo toban goobood oo ah baraha cusub ee lagu soo kordhiyay sugida amniga caasimada waxaana ku dhiirigalineynaa ciidamada qalabka sida ay juhdiga u gelnayaan ilaalinta shacabkooda ayuu yiri taliye Xijaar.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa ciidamada sugan baraha ilaalada faray in shacabka ay u dhimriyaan sidoo kale waxa uu ku dhirigaliyay dadaalka ay gelinayaan sugida amniga magaalada.

“Ciidamada waxaa looga baahanyahay inay udhimriyaan shacabka iyadoo loo fududeynayo isku socodka,Ganacsiga iyagane waxaa laga rabaa inay la shaqeeyaan laamaha amaanka si loo hibiyo amniga iyadoo layskaashanyo.

13 bishaan ayay aheyd markii ay dowladda ay qaaday bariihii laga ilaali jiray amniga gudaha magaalada waxaana si loo fududeeyo isku socodka dadweynaha,amniga iyo ganacsiga magaalada loo raray duleedka magaalada

                 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Turkiye oo shaaca ka qaadday in qaab cusub lagu wajihi doono wada-hadalka Soomaaliya iyo Itoobiya  

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiye Hakam Fidan oo Wareysi siiyey Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa shaaca ka qaaday in…

Gudaha
September 20, 2024

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulantay Danjiraha Finland ee Soomaaliya

Muqdisho,(SONNA)...Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Danjiraha dalka Filand u qaabilsan…

Gudaha
June 24, 2021

Shiinaha oo ku biiraya xarunta COVAX ee ka hortagga Covid 19

Shiinaha ayaa si rasmi ah u saxiixday heshiiska ku biirista Xarunta COVAX ee ay hogaamineyso Ururka Caafimaadka Adduunka WHO, si…

Wararka
October 9, 2020

Madaxweynaha JFS mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo ergo madaxweynayaal ah u diray Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland

Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo ka arrinsaday Madaxda ka maqan Shirka Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan…

Gudaha
March 25, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023