Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay labo dhagar-qabe oo Bam gacmeed tuuray.

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay labo dhagar-qabe oo Bam gacmeed tuuray.

SHARE

Muqdisho (SONNA):-Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku soo dhigay dhagar-qabe Bam ku tuuray Waaxda Taleex ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir sida ay sheegtay Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye guuto Zakia Xuseen.

Sidoo kale Ciidammada waxeey ku guleysteen in ay soo qabtaan dhagar-qabe kale oo isla caawa Bam ku tuuray suuqa bakaaraha ee Degmada Howl-wadaag.

Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed ayaa sheegtay in labadaasi fal wax Khasaaraha ah uusan ka dhalan.

LEAVE A REPLY