Wasaaradda Qorsheynta XFS oo soo saartay Warbixin Bileedka tusaha Sicirka Badeecadaha.

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo soo saartay Warbixin Bileedka tusaha Sicirka Badeecadaha.

SHARE

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Warbixin Bileedka tusaha Sicirka Badeecadaha.

Halkaan hoose ka Akhriso Warbixinta Wasaaradda Qorsheynta XFS.

Warbixinta TSB Abriil 2019

LEAVE A REPLY