Sunday, May 26, 2019
Authors Posts by Ruush

Ruush

529 POSTS 0 COMMENTS

Wasiirka Qorsheynta: Anagu deyn ma qaadano, waxaan ku jirnaa hawshii deyn...

Wasiirka Qorsheynta DFS, Jamal M. Xasan, Beijing-China, April 27,2019(Maxamed Cisman, SONNA) Beijing(SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Maal-geshiga iyo Hurumarinta Dhaqaalaha Dawladda Federalka Soomaaliya, Jamal Maxamed Xasan ayaa sheegay...

Wax Ka Baro Caga Hurka (Maqaal)

Caga hurka waa in la dareemo in lugaha ay ku ololayaan ama ku balbalayaan waana sheegasho aad ugu badan soomaalida khaas ahaan dumarka. Haween badan...

Duqa Muqdisho oo Xariga ka Jaray Warta Biyo-Qabadka KM4

Muqadisho(SONNA)--Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyo-qabadka Degmada Waaberi oo Maamulka Gobolka Banaadir...

Duqa Muqdisho oo faray M/Mulka Wadajir Dardargelinta Qorshayaasha Horumarinta Degmada

Muqdisho (SONNA)--—Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo goob fagaare ah kula hadlay bulshada Degmada Wadajir ayaa sheegay...

Howlgal dagaal iyo gargaar wada socda (Warbixin)

Waxaa sii kordhaya kala firaxdaka Kooxda, waxaa kaloo sii kordhaya isu soo dhiibka gacanta Dowladda, isi soo dhiibka waxaa ugu dambeeyay laba Horjoogeyaal sare...

Isbitaalka daweynta iyo Qalliimada Isku-furanka oo Xariga laga jartay (Sawirro)

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Soomaaliya, Dr Fawziya Abikar Nur ayaa shalay xariga ka jartay Xarunta Daaweynta iyo Qaliimada Xanuunka Isku-furanka Haweenka(Fistula). Xaruntaasi...

Maxkamadda Gobolka banaadir oo u fadhiisatay Dacwada Dilkii Marxuum Axmed Dowle...

Muqdisho(SONNA)--Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shalay u fadhiisatay dacwad ay horgeeyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha, kaasi oo ku saabsan Dawaddii Marxuum Axmed Muqtar (Axmed Dowle), kaasoo lagu...

Geedka Daa waa noloshaadee (FAALLO)

Dhirtu waxay ka mid tahay Khayraadka Rabbi uu ku maneystay dadka iyo noolaha kale waxayna u leeyihiin manaafacaad kala duwan oo la wada garanayo,...

Wasiiru-Dowlaha Waxbarashada oo kulamo kula yeeshay Turkiga Masuuliyiin ka tirsan Dalkaasi

Istanbul(SONNA)--Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee DF Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Booqasho Shaqo ku jooga dalka...

Taliska AFRICOM oo shaaciyay magaca Horjoogihii lagu dilay Bari.

Hawlgal ay si wada jir ah u filyeen Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo kuwa Maraykanka ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Daacish, iyadoo Howlgalkaan oo...