Sunday, May 26, 2019
Authors Posts by Ali Abdulkadir Ali

Ali Abdulkadir Ali

1150 POSTS 0 COMMENTS

Maleeshiyaad Shabaab ka tirsan oo lagu diley howlgal ka dhacay Sh/Hoose

Muqdisho(SONNA) Maleeshiyadda Al Shabaab ayaa xalay isku dayey inay weeraraan Deegaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose iyaga oo labo jiho ka soo weeraray. Ciidanka Xoogga Dalka...

Madaxweynihii Aljeria oo iscasilay

Kadib mudo todobaadyo ah oo jahwareer iyo rasbshado salka ku haya loolan siyaasadeed ee ka taagnaan dalka Aljeria ayaa arrintaasi soo afjarantay,kadib markii uu...

Shir looga hadlayo wadasheynta Hay’adaha ka shaqeeya Barxuduudeedka dalka oo Muqdisho...

Muqdisho(SONNA) Wasiiru dowlaha  wasaaradda Amniga gudaha Xildhibaan Maxamuud Maxamed Buunow ayaa furay Shirka xoojinta wadashaqeynta Hay’adaha ka howlgala Irdaha Dalka laga soo galo lagana baxo...

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka hadlay dejinta ajandayaasha kulamada...

Muqdisho(SONNA) Kulankii sedexaad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka...

Madaxweynaha JFS oo maanta furaya kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka

Muqdisho(SONNA) Waxaa maanta lagu wadaa in uu sirasmi ah uu u furmo kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya, si...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta...

Muqdisho, 26 Maarso 2019 – Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hal-abuurka ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ee...

Wasiirka Arrimaah Gudaha XFS oo gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mduane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goor-dhow gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowlada goboleedka Galmudug. Waxaa...

Wasiirka arrimaha Gudaha XFS oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA)Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mduane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

Wasiirro ka tirsan XFS oo kormeerey iskuulka Bartamaha+sawirro

Muqdisho(SONNA) Kusimaha wasiirka Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya ahna wasiir kuxigeen,wasiiru dowlaha Wasaradda Waxabarashada ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta si wada jir ah u kormeerey...

Shaqaale ka tirsan dowladda oo tababar loogu soo xirey Muqdisho+sawirro

Muqdisho(SONNA) Tababarkan oo lagu baranayay casharo la xiriira sida lagu horumarin karo xiriirka hay’adah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan bulshada inteedi kale ayaa...