Monday, March 25, 2019
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

1372 POSTS 1 COMMENTS

C/weli gaas iyo Michael Keating oo Garoowe ku kulmay (Sawirro)

Garoowe-(SONNA)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr; Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabbilay ,wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wakiilka Qaramada...

Ciidamada Badda Talyaaniga oo soo badbaadiyay Kumanaan Muhaajiriin Afrikaan ah

Rome-(SONNA)-Ciidamada ilaalada Xeebaha ee Dalka talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Koow iyo toban kun oo qaxooti Afrikaan ah, howlgallo Badda u dhexeysa Libya iyo talyaaniga...

Ciidamada Dowladda oo soo gabagabeeyay howlgallo ay ka sameeyeen qaybo ka...

Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada kala duwan ee Dowladda federaalka Soomaaliya iyo midowga Afrika ee Amisom ayaa hawlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen qaybo ka mid ah Degmada...

Abwaan Sangub oo ku xanuunsanaya Muqdisho-(Sawirro)

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa xaaladdiisa Caafimaad laga soo deyrinayaa Guddoomiyaha Golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed, Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo haatan ku jira Cuspitalkii hore ee Digfeer oo iminka...

Qaramada Midoobay oo yeelanaysa xoghaye cusub

New York-(SONNA)-Madaxii hore ee Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Qaxootiga UNHCR, Antonio Guterres, ayaa lagu wadaa inuu noqdo billowga Sanadka soo socda Xoghayaha guud ee...

Weerar iyo Qaraxyo xalay ka dhacay Mandheera Kenya oo ay Dad...

Mandheera-Kenya-(SONNA)-Ugu yaraan Lix Qof ayaa ku geeriyootay,markii ay Xalay saqdii dhexe weerar ku qaadeen kooxo lala xiriirinayo Al-Shabaab, qaar ka mida Dadka Dhagax qoda...

Ergada Maamulka Hirshabeelle oo Ansixisay Dastuurka Maamulkaas

Jowhar (SONNA) Ergada Maamul Usameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta ansixisay Dastuurka Cusub ee uu yeelanaayo dowlada Goboleedka Hirshabelle ee dhismihiisu wali...

Rubuc ka mid ah Qaxootiga Dhadhaab oo dhawaan kusoo laabanaya Soomaaliya

Dhadhaab-Kenya-(SONNA)-Saraakiil ka tirsan Qaramada midoobay ayaa sheegtay , in ku dhowaad 70,000 oo ka mid ah Soomaalida ku nool  Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab, ay si...

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo soo saaray go’aanno Muhiima ah

Muqdisho (SONNA) Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada muqdisho ku yeeshay shirka guddigiisa fulinta oo sadexdii bilba hal mar la qabto, waxaana ka...

Ergada Maamulka Hirshabeelle oo Ansixisay Calanka Cusub ee Maamulkaas

Jowhar (SONNA) Ergada Maamul usameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa habeenimadii xalay waxa ay meel mariyeen magaca iyo calanka cusub ee uu yeelanayo...