Wednesday, July 17, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4528 POSTS 0 COMMENTS

Wareegga laabad oo ay u soo gudbeen afar musharax

  Afar musharax ayaa u soo gudbay wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, iyagoo ay maanta doorashada ka qeyb qaateen 21 musharax. Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah...

TOOS U DAAWO DOORASHADA MADAXWEYNAHA JF SOOMAALIYA

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1338284562898999/

Dhawaaq Farax leh mooyee Dhiillo kama Sugaayo

Dowladnimada Soomaaliya ee xorta ah waxay soo billaabatay bartamihii 1960. Ilaa iyo hadda waxay maraysay marba heer. 2017 ma ahan markii ay ugu sarreysay....

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhow ka bilaabaneysa Muqdisho.

Muqdisho(SONNA)...Saacadaha soo socda magaalada Muqdisho waxaa ka bilaabanaya doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee qaban doona xilka afarta sano ee soo socota , iyadoo diyaar garowga...

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday hotel ku yaala Boosaaso

Kooxo Hubeysan ayaa saaka abaarihii salaadii subax kaddib waxa ay weerar ku qaadeen Hotel ku yaalla magaalada Boosaaso oo lagu magacaabo Village, iyadoo weerarka...

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo baaq u jeedisay Xildhibaanada

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Xildhibaanada Qaranka ugu baaqday in ay ilaaliyaan danta dadka Soomaaliyeed, isla markaana ay ka fogaadaan in doorashada la musuq maasuqo. Guddoomiyaha...

Guddoomiyihii hore ee Xamar weyne oo Geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Guddoomiyihii hore ee degmada Xamarweyne C/laahi Sahal Ibraahim Gardhuub. Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiyaha uu xanuunsanaa...

Musharrax Faroole oo isaga haray tartanka Doorashada

MUQDISHO (SONNA) C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu isaga haray tartanka doorashada madaxweynenimada Soomaaliya, xili berri ay dhacayso doorashada madaxweynaha dalka. Wuxuu...

Labaddii kursi ee u danbeysay Aqalka Sare oo Maanta la dooranaayo.

Labaddii kursi ee ugu danbeysay Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Muqdisho.   Doorashadan ayaa ka dhici doonto xarunta...

Ololaha Doorashadu waa Bilo Dhammaystay

Caasimadda Soomaaliya, Muqdisho waxaa soo buuxiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo mudanayaal aqalka Sare, siyaasiyiin looga soo adkaaday kuraasta, salaaddiin, Madax iyo shaqaale Dowlad Goboleedyo,...