Madaxweynaha JFS oo Ubax dhigay Taallada Dhagax-tuur
Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii nafta u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna a…
SONNA
Ugu Dambeeyay

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Laanqeyta Cas ee Kenya oo heshiis iskaashi ah gaaray
Heshiiskan waxa uu gogol dhig u noqon karaa wada-shaqeyn iyo iskaashi buuxa oo ay labada dhinac gaaraan

Wasaaradda Haweenka oo magacowday Golaha Haweenka Qaranka
Wasaaradda Haweenka ayaa tixgalisay baahida loo qabo madal Qaran oo Haweenka matasha.

Wasaaradda Gaadiidka oo ka digtay mowjadaha xilliga Bad-xiranka
Xilliga Bad-xiranka waxaa kaca mowjado keeni kara qasaare nafeed iyo mid maaliyadeed

Kumanaan Arday ah oo maanta u dabaaldegay soo gabagabynta imtixaankooda shahaadiga
Muqdisho-(SONNA)-Waxaa maanta fagaaraha Daljiraka Dahsoon degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir isugu soo baxay kumanaan Arday ah oo u dabaaldegaya soo xirista Imtixaanka shahaadi…

Taliska Booliska oo hambaleeyay ardayda uu maanta usoo xirmay Imtixaanka Shahaadiga
Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa hambalyo u diray ardayda Soomaaliyeed ee uu maanta usoo gabagaboobay Imtixaanka…

Wasiirka warfaafinta oo la dabaaldegay kumaan arday ah oo usoo dhamaaday Imtixaanka Shahaadiga
ًMuqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa ka ardayda uu usoo gabagaboobay imtixaanka shahaadiga dugsiga 12-aad ee dalka u rajeeyay natiij…
Caalamka
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-CadaalaKoofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga Siyaasiyiin iska…
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚Haikou(SONNA):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamud Abdullahi (Abukaate), ayaa si rasmi ah uga qeybgalay do…
Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirtoGarsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka 2026 ayaa Talaadadii dib ugu laabtay dalkiisa isagoo ka dhoofay I…
Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda ShiinahaMagacaygu waa Cabdilaahi Ismaaciil Cabdilaahi, waxaanan ka shaqeeyaa Jaamacadda Daraasaadka ee Afafka Dibadda ee Beijing ( BFSU) (Beijing Foreign Studies University) ee Shiinaha, h…
- • XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
- • Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho
Madaxweynaha JFS oo Ubax dhigay Taallada Dhagax-tuurMuqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii nafta u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna a…
- • Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo ka qayb galay xafladda qalin-jabinta Akaademiyada Booliiska ee dalkaas
- • Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeybgalayay munaasabadda xuska 26-ka Juun
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkoodaFaallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuu…
- • Jaamacadda Ummadda iyo Machadka Al Jazeera oo daah-furay laab warbaahineed cusub
- • Madaxweynaha oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda
Maqaallada

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
Juun 9, 2026
Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
Juun 3, 2026
Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
Maayo 31, 2026
Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
Maayo 11, 2026
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
Abriil 29, 2026
12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
Abriil 12, 2026
Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
Abriil 11, 2026
Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
Abriil 9, 2026
Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
Abriil 5, 2026Soomaaliya Isku Eeg
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimadeeda. Waxay ku taal gobolka Banadir ee xeebta Badweynta Hindiya, waxayna ahayd deked muhiim ah kumanaan sano.
Qaab-dhismeedka Hay'adaha
Dowlad-goboleedyada Federaalka
Xaqiiqooyin Tirakoob
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimaddeeda. Waxay ku taallaa gobolka Banaadir xeebta Badda Hindiya, waxayna u adeegtay deked muhiim ah kun sano. Iyada oo ah xarunta Dowladda Federaalka, waxay u tahay xaruunta siyaasadda, ganacsiga, iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Qulqulka Gobolka
Banadir
- Politics
Mogadishu Hosts Federal Cabinet on Digital ID Rollout
Ministers reviewed nationwide registration targets as enrollment centres expand across Banadir.
- Economy
Port of Mogadishu Records Highest Monthly Cargo Throughput
Customs officials report a surge in container traffic linked to regional trade agreements.
- Security
Banadir Police Launch Community Policing Initiative
New patrol units aim to strengthen security coordination in commercial districts.








