Dowladda oo hambalyo ku aaddan maalmaha xorriyadda la wadaagtay shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka June ee xorriyadda gobollada Waqooyi la wadaagtay guud ahaaى Shacabka Soomaaliyeed, shaqaalaha dowladda iyo kuwa madaxa bannaan. Wasaaradda Shaqada XFS ayaa sidoo kale ku wargelisay dhamaan hay'adaha dowladda, kuwa aan dowliga ahayn iyo kuwa gaarka loo leeyahay in maalinta Sabtida oo ay Taariikhdu ku began tahay 27-ka June ay fasaxanyihiin,maadaama uu xeerku qabo in haddii uu maalinka fasaxu ku aado Jimcaha loo raro maalinta xigta.
SONNA
Ugu Dambeeyay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Guddoomiyaha Ururada bulshada rayidka
Kulanka ayaa lagu falanqeeyay doorka muhiimka ah ee bulshada rayidka ay ku leeyihiin horumarinta wacyigelinta bulshada, xoojinta nabadda

Guddiga Qaran ee Xuska Maalmaha Xorriyadda oo diyaar garow ku jira
Suugaantu waxay ka mid tahay aaladaha muhiim ka ah ee loo adeegsanayo xuska Maalmaha Xorriyadda

Ra’iisul wasaare Xamse oo lagu soo dhoweeyey Dhuusamareeb
Ra’iisul wasaare Xamse ayaa Dhuusamareeb joogaa maalmaha soo socda

Sababta Dalxiisku ugu yahay Wadnaha sheekada isbeddelaysa ee Soomaaliya (MAQAAL)
Soo noolaynta Soomaaliya sida goob dalxiis waxay muujinaysaa safar laga soo bilaabo khilaaf ilaa dib u helidda aqoonsigeedii lumay sida waddan leh khayraad dabiici ah, dhaqan hodan ah, iyo dad adkaysi leh.

Wasaaradda gaashaandhigga oo soo dhoweysay warbixinta QM ee carruurta
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay xil weyn iska saartay ilaalinta xuquuqda Carruurta

Dowladda Soomaaliya oo saxiixday qandaraaska sahanka dhismaha wadada Gaalkacyo - Ceelguula
Dhismaha wadadan wuxuu muhiim u yahay in la gaaro Dekadda Hobyo
Caalamka
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-CadaalaKoofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga Siyaasiyiin iska…
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚Haikou(SONNA):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamud Abdullahi (Abukaate), ayaa si rasmi ah uga qeybgalay do…
Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirtoGarsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka 2026 ayaa Talaadadii dib ugu laabtay dalkiisa isagoo ka dhoofay I…
Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda ShiinahaMagacaygu waa Cabdilaahi Ismaaciil Cabdilaahi, waxaanan ka shaqeeyaa Jaamacadda Daraasaadka ee Afafka Dibadda ee Beijing ( BFSU) (Beijing Foreign Studies University) ee Shiinaha, h…
- • XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
- • Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho
Dowladda oo hambalyo ku aaddan maalmaha xorriyadda la wadaagtay shacabka SoomaaliyeedMuqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka June ee xorriyadda gobollada Waqooyi la wadaagtay guud ahaaى Shacabka Soomaaliyeed, shaqaalaha dowladda iyo kuwa madaxa bannaan. Wasaaradda Shaqada XFS ayaa sidoo kale ku wargelisay dhamaan hay'adaha dowladda, kuwa aan dowliga ahayn iyo kuwa gaarka loo leeyahay in maalinta Sabtida oo ay Taariikhdu ku began tahay 27-ka June ay fasaxanyihiin,maadaama uu xeerku qabo in haddii uu maalinka fasaxu ku aado Jimcaha loo raro maalinta xigta.
- • Hantidhowraha guud oo la kulmay wakiillo ka tirsan shirkadaha ka howlgala dekedda Muqdisho
- • Safiirka Soomaaliya ee Canada oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo laga guddoomay
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkoodaFaallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuu…
- • Jaamacadda Ummadda iyo Machadka Al Jazeera oo daah-furay laab warbaahineed cusub
- • Madaxweynaha oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda
Maqaallada

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
Juun 9, 2026
Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
Juun 3, 2026
Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
Maayo 31, 2026
Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
Maayo 11, 2026
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
Abriil 29, 2026
12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
Abriil 12, 2026
Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
Abriil 11, 2026
Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
Abriil 9, 2026
Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
Abriil 5, 2026Soomaaliya Isku Eeg
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimadeeda. Waxay ku taal gobolka Banadir ee xeebta Badweynta Hindiya, waxayna ahayd deked muhiim ah kumanaan sano.
Qaab-dhismeedka Hay'adaha
Dowlad-goboleedyada Federaalka
Xaqiiqooyin Tirakoob
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimaddeeda. Waxay ku taallaa gobolka Banaadir xeebta Badda Hindiya, waxayna u adeegtay deked muhiim ah kun sano. Iyada oo ah xarunta Dowladda Federaalka, waxay u tahay xaruunta siyaasadda, ganacsiga, iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Qulqulka Gobolka
Banadir
- Politics
Mogadishu Hosts Federal Cabinet on Digital ID Rollout
Ministers reviewed nationwide registration targets as enrollment centres expand across Banadir.
- Economy
Port of Mogadishu Records Highest Monthly Cargo Throughput
Customs officials report a surge in container traffic linked to regional trade agreements.
- Security
Banadir Police Launch Community Policing Initiative
New patrol units aim to strengthen security coordination in commercial districts.








