Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo la kulmay Taliyaha ciidanka AMISOM ee Degmada Cadale “SAWIRRO”

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdirahman Kheire oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle oo maal mahaan howla shaqo ujoogo Degmada Cadale ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee ka hoolgallo Degmada Cadale iyo Deganada Hoos Yimaado.

Wasiirka ayaa ciidanka AMISOM ku amaanay shaqada wanagsan ee ay degaanka ka hayaan, wuxuuna kala hadlay in lasii laba jibaaro shaqada amniga, maadaama mas’uuliyiin badan ay joogaan Magaalada.

    

La wadaag cid kale