Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud
    March 13, 2026
    Wasaaradda Batroolka XFS oo ka hadashay cabashooyinka dadweynaha ee dhanka shidaalka
    March 13, 2026
    Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay
    March 13, 2026
    Gubadley iyo Kaaraan oo u gudbay wareegga afar dhammaadka ee tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 13, 2026
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taliyihii hore Ciidanka Xoogga Gen Indha-qarshe oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan heya’addaha amniga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyihii hore Ciidanka Xoogga Gen Indha-qarshe oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan heya’addaha amniga
GudahaWararka

Taliyihii hore Ciidanka Xoogga Gen Indha-qarshe oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan heya’addaha amniga

By SB
Last updated: February 4, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Taliyihii hore ciidanka xoogga dalka Genaraal Daahir Aadan Cilmi( Indha qarshe) oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay hawlgalada dalka looga xoraynayo kooxaha khawaariijta, guullaha ciidanka Xoogga iyo kuwa dib u xoraynta deegaannadu ka gaareen jiiddaha hore ee dagaalka  isagoo bogaadiyey guullaha is daba joogga ah ee sida joogatadda ah u gaarayaan ciidamada oo kaashanaya kuwa dib u xoraynta deegaannada.

Gen Indha-qarshe ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan qaybaha kala duwan ee heya’addaha amniga si guul looga gaaro dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaariijta.

“Qofkastaa waa inuu halkiisa ku noqdaa Boolis, qofkastaa waa inuu halkiisa ku noqdaa Nabadsugid isagoo soo wargelinaya Heya’addaha amniga” ayuu yiri taliyihii hore ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Kooxda khawaariijta ayaa la gaarsiiyey jab xooggan kaas oo ay kala kulmeen howlgallada aan kala joogsiga lahayn ee ay ku ekeeyeen ciidanka xoogga oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamada dib u xoraynta deegaanada, gobolada Shabeellaha dhexe, Galmudug, Hiiraan, Galguduud iyo Shabeellaha hoose ayaa khasaarihii ugu badnaa lagu gaarsiiyey kooxda khawaariijta iyadoo laga xorreeyey deegaannadii ugu badnaa oo ay mudo ka badan 10 sanno ku dhibaatayn jireen shacabka Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud

Cutibyo katiran Ciidanka Gorgor ayaa howlo biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas badan oo ku…

March 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga

Muqdisho (SONNA):- Kusimaha Ra'iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa u soo xiray…

GudahaWararka
June 22, 2023

Wasiirka Cadaaladda XFS iyo Saraakiil kale oo xarigga ka jaray dayactir lagu sameeyay xarunta baarista

Wasiirka Wasaarada Cadaalada, Cabdiqaadir Maxamuud Jaamaca iyo madax ka socotay maamulka Ciidanka Nabad Sugida iyo Maxkamada Ciidamada Qaladbka Sida ayaa…

Gudaha
January 7, 2023

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay Ra’isul wasaaraha Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Qatar Shiikh Khaalid bin Khaliifa bin C/Caziiz Al Thaani ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay Wasiirka Amniga Soomaaliya, Xasan Xuntubey…

Wararka
March 17, 2021

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka labaad ee dalka oo guddoomiyey kulanka Guddiga Fududeynta Arrimaha Ganacsiga Soomaaliya

Muqdisho.(SONNA):- Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee…

GudahaWararka
January 12, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023