Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taariikh nololeedka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taariikh nololeedka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
GudahaWararka

Taariikh nololeedka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

By SB
Last updated: January 29, 2026
2 Min Read
Share

TAARIIKH NOLOLEED.

Muqdisho(SONNA):-Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxa uu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo ku saabsan hoggaaminta ciidanka.

Magaca: S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud
Jagada: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD)
Waayo-aragnimo: In ka badan 18 sano (tan iyo 2009)

Hayโ€™ad: Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya.

SOO KOOBID XIRFADEED

S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud waa sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuna takhasusay hoggaaminta ciidamada, qorshaynta istaraatiijiyadda, la-dagaallanka argagixisada, iyo maamulka difaaca,Wuxuu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo dhinacyada taliska, tababarka iyo iskuduwidda howlgalada amniga heer qaran iyo heer caalami ah.

WAXBARASHADA CIIDAN

โ€ข Koorso Sarkaal Ciidanka Lugta (Combat Infantry Officer Course) โ€“ Soomaaliya (2006โ€“2007)

โ€ข Koorso Taliye Horin (Company Commander Course) (2010โ€“2011)

โ€ข Koorso Taliye Urur (Battalion Commander Course) โ€“ Soomaaliya (2015โ€“2016)

โ€ข Kulliyadda Saraakiisha (Staff College) โ€“ Jaamacadda Difaaca Turkiga (2019โ€“2020)

โ€ข Master Ciidan โ€“ Cilmiga Amniga (Military Master in Security Sciences) Jaamacadda Difaaca Turkiga (2019โ€“2020).

WAXBARASHADA RASMIGA AH

โ€ข Shahaado Sare (Master Degree)ย  Cilmiga Siyaasadda & Xiriirka Caalamiga ah Jaamacadda Sabahattin Zaim, Turkiga

โ€ข Shahaado Jaamacadeed (Bachelor Degree) Maamulka Dadweynaha,
Jaamacadda Muqdisho, Soomaaliya.

XILALKII UU SOO QABTAY

โ€ข Taliyaha Taliska Taakulaynta (Sustainment Command), CXDS (2024โ€“2026)

โ€ข Madaxa Shaqaalaha Qaybta Qorshaynta, Ciidanka Bariga Afrika (EASF), Nairobi (2022โ€“2024)

โ€ข Madaxa Kabinetka Xafiiska Taliyaha CXD (2021โ€“2022)

โ€ข Madaxa Maaliyadda & Maamulka (Chief J8), Taliska Guud (2019โ€“2021)

โ€ข Ku-xigeenka Madaxa Hoggaanka Ciidanka (Deputy J1), Taliska Guud (2018โ€“2019)

โ€ข Sarkaal Qorshaynta & Isku-dubaridka Amniga, Madxtooyada (2017โ€“2018)

โ€ข Taliye Urur & Layli-saraakiisha, ku-simaha Taliyaha Kulliyadda (2015โ€“2017).

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur oo ku guuleystay doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hope#184

Muqdisho(SONNA)-Magaalada Baydhao ee xarunta Gobolka Baay oo ay ka socota doorashada shank amid kurasta Golaha shacbaka ayaa goordhawa lagu doortay…

GudahaWararka
January 19, 2022

Wasiirka shaqada XFS oo kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka socotay hey’adda UNICEF

Mqudisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimana Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta kulan miro…

GudahaWararka
July 21, 2024

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo Magacaabay Guddi Qaran ee aaska Marxuum Cali Khaliif Galeyr

Muqdisho (SONNA)- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ugu horeyn Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Raโ€™iisul…

Wararka
October 8, 2020

Madxda Maxkamadda Sare oo kulan muhiim ah la qaatay Ururka Garsooreyaasha Bariga Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo qaar kamid ah hoggaanka sare ee hay'adaha garsoorka dalka, ayaa…

Gudaha
August 14, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023