Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Wasaaradda Caafimaadka oo ka shiray ka hortagga COVID-19

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa Kulan la yeeshay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

U jeedka kulanka ayaa ku aadanaa sidii Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlad Federaalka  iyo Guddiyada  Doorashooyinka uga wada shaqeyn lahaayeen latacaalidda iyo ka hortagga COVID-19 iyo in Ergadda Doorashooyinka sida ay u qaataan Tallaalka  COVID-19, iyo wacyigelinta Ergooyinka iyo howlwadeennada Guddiyada doorashooyinka.

La wadaag cid kale