Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Dunida oo laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Dunida oo laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo
MaqaalladaWararka

Dunida oo laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

By Kulane
Last updated: February 23, 2020
3 Min Read
Share

Maanta oo kale waxaa Caalamka laga xusaa maalinta Afka hooyo, waxaana bishii Nofembar sanadkii1999-kii shir ay qabatay Hey”adda UNESCO ee Qaramada Midoobay, la isku raacay in wixii ka dambeeyay 2-dii kun sanad kasta la qabto xuska maalinta Afka Hooyo.

Afka Soomaaligu waxa uu ka mid yahay luqadaha looga hadlo Qaaradda Afrika,gaar ahaan Geeska Afreika,waana luqadda keliya ee kulmisa dad aad u fara badan oo ku kala baahsan ama ku kala noo dhul aad u  ballaaran oo dhaca ama u dhexeeya Gacanka Tojorra ilaa iyo Webiga Tana ee Waqooyi Bari Dalka Kenya.

 Inkastoo Farta Soomaaliga la qoray sanadkii 1972-dii,haddana waxaa jiray xoriyadda ka hor dad badan oo aqon u lahaa luqadaha Faransiiska,Ingiriiska ,Carabiga iyo Talyaaniga,isla markaana gacan ka geystay soo ifbixii  ama hindisihi lagu qoray Afka Hooyo.

1-di July sanadkii 1961-dii, Dowladdii Rayidka ee uu hoggaaminaayey Aadan C/lle Cismaan,waxaa la aasasay mac-had iyo qorayaal Soomaliyeed oo ka baaraan-dega habka loo heli karo qoraalka Far Somaaliyeed oo qoran,hasa yeeshee,isku daygaasi waxa uu noqday mid fashilma ka dib markii la isku qabtay nidaamka xuruufta ee farta Laatiinka iyo Carabiga.

 Sanadkii 1971 waxaa Dowladdii Kacaanka ee talada dalka Soomaaliya la wareegtay 1969-kii ay ku guuleysteen magacaabidda Guddi ka soo tala ixiya habka loo qorayo Afka hooyo,Guddigasina waxa iska ku yimid fashil la kale.

Bishii Oktoobar 21keedii, sannadkii 1972-dii Dowladdi Kacaanka aheyd ee Soomaaliya waxa ay ku dhawaaqday go’aan ah in farta Laatiinka loo isticmaalo qoraalka farta Soomaaliga, iyadoo  isbeddel yar lagu sameeynaayo nidaamka erayada,gaar ahaan xarfaha shaqalada iyo shibanayaasha.

Bishii Jannaayo 21-keedii 1973dii,waa markii ugu horreysay ee uu dalka Soomaalia ka soo baxo wargeys ku hadlaya Afka Soomaaliga, isla markaana Manhajka waxbarasho loo adeegsado Dugsiyada Dalka,ka dib kolkii Guddi Aqoonyahanno ah oo ka socda Wasaaradda Waxbarashada iyo Gudigii qorista Afka Soomkaaliga ay diyaariyeen nidaamka naxwaha Afka Hooyo.

Weey iska muuqata in ay jiraan burbur ku yimid luqadda Afka Soomaliga,hasa yeeshee marka loo eego tirada dadka wax qora ama wax akhriya aad ayeey u kordhayaan, sababtuna waxa ay tahay Hey’ado gaar ah ayaa burburkii ka dib xil iska saray sii ambaqaadidda Manhajyadii waxbarasho ee dalka,inkastoo Aqoontii cilmiga ay ku fudbiyay luqado Ajanabi ah.

Mas’uuliyiinta Dowlada,gaar ahan kuwa Waxbarashada oo kaashanaaya maamulka Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta ayaa ku howlan soo celinta nidaamkii waxbarasho ee dalka,waxaana haatan socda dadaallo Gobolada Dalka loogu qeybinaayo manhajyo ku qoran Afka Hooyo oo loo qorsheeyay mustaqbalka waxbarashada ardayda Soomaaliyeed.

Waxaa qoray C/qaadir Fantastiko
  

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxda Sacuudiga oo qoraal la xiriiray gubidda Qur’aanka u diray Denmark

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa   Diblomaasi Danmark ah u dhiibay qoraal lagu dalbanayo in la jooojiyo falalka foosha xun ee ka…

Gudaha
July 28, 2023

Wax ka ogow sheekada ku hoos qarsoon dagaalka khwaarijtu ka waddo dalkaan (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Muddo ka badan 15-sano ayay dalka iyo dadka dhibaato adag ku hayeeN Khawaarijta, waxaana hadda isbedel xoog leh oo…

GudahaMaqaalladaWararka
February 12, 2023

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo tababar u soo xiray cutubyo katirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada Hirshabeelle

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah…

GudahaWararka
January 22, 2024

Maxaabiis lagu soo qabtay howlgalkii Jubbada Hoose oo la gaarsiiyay degmada Afmadow

Muqdiaho(SONNA):-Degamad Afmadow ee Gobolka jubbada Hoose ayaa goordhow la geeyay lix(6) Maxaabiis katirsan khawaarijta iyo Gaari Qarax lagu diyaariyay sida…

Wararka
July 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023