Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey liiska ururrada ka tartamaya Koonfur Galbeed
    April 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha Ciidamada
    April 7, 2026
    Wasiir Cabdulqaadir Maxamed oo Xildhibaan loo doortay
    April 7, 2026
    Soomaaliya oo la wareegtay kursiga. Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika
    April 7, 2026
    Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo
    April 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Dowladda Qadar oo maalgelineysa waxbarashada dalalka ay ka jiraan xaaladaha degdegga ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dowladda Qadar oo maalgelineysa waxbarashada dalalka ay ka jiraan xaaladaha degdegga ah
Wararka

Dowladda Qadar oo maalgelineysa waxbarashada dalalka ay ka jiraan xaaladaha degdegga ah

By Kulane
Last updated: September 11, 2020
2 Min Read
Share

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani,  ayaa sheegay in
Dowladda Qatar mudnaan siineysaa maalgelinta waxbarashada  wadama  ay ka jiraan xaaladaha degdegga ah .

Ra’iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed  ayaa maanta  ka jeedinayay khudbad munaasabad heer sare loo soo agaasimay ee lagu xusaayay maalinta
caalamiga ah ee kahortaga xadgudubka waxbarashada, taasoo ay soo qabanqaabiyeen hay’ada samafalka ee waxbarashada sare ee Qatar ,UNICEF iyo UNESCO.

Sidoo kale  Sheikh Mohammed  ayaa tilmaamay in munaasabadan ay tahay munaasabad muhiim ah oo lagu baaqayo in la joojiyo xadgudubka waxbarashada ula kaca ah ee lala beegsanayo waxbarashada iyo
rabshadaha hubeysan ee ay la kulmaan ardayda, macallimiinta, iskuulada iyo xarumaha kale ee waxbarasho ee adduunka oo dhan, .
Waxa uu Ra’iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed sheegay in Dawladda Qatar ay rajaynayso in ardayda iyo dhalinyarada lagu wacyigaliyo munaasabada
maalindan caalamiga  taaso u jeedadeedo tahay in la iska kaashado qaabkii loo joojin lahaa  xadgudubka waxbarashada ula kaca ah ee lala beegsanayo waxbarashada.

Ra’iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed ayaa carabka ku adkeeyay in waxbarashadu ay tahay aalad wax ku ool ah kana qaybqaadan karta horumarka , barwaaqada,  dib u dhiska dhaqaalaha iyo  bulshooyinka ay
burburiyeen iskahorimaadyada iyo dhibaatooyinka, wuxuuna sheegay in cudurka faafa ee karoona (Covid 19) uu muujiyey sinnaan la’aanta ka jirta qaab dhismeedka tacliinta ee waddamada qaar, iyo baahida degdegga ah ee loo qabo in wax looga qabto, sidii carruur iyo Dhallinyaradba.

Gabagabadii  Ra’iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed  ayaa carabka ku adkeeyay in waxbarashadu ay safka hore kaga jirto siyaasada Qadar,wuxuuna yiri “Dowlada Qatar waxay sii wadi doontaa balanqaadkeeda ah
in waxbarashada la gaadhsiiyo malaayiin caruur ah oo danyar ah, lana ilaaliyo xarumaha waxbarashada”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey liiska ururrada ka tartamaya Koonfur Galbeed

Baydhabo (SONNA): Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay liiska ururrada siyaasadeed…

April 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo isbitaallada fartay in ay qaabilaan bukaannada u baahan daryeelka

Muqdisho:(SONNA-Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa fartay maamulayaasha isbitaallada gaarka loo leeyahay inay bukaannada daryeelka caafimaad usoo doonanaya ay u…

Wararka
April 21, 2020

James Swan oo Golaha Ammaanka QM warbixin ka siiyey xaaladaha ugu dambeeyay Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)- Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda guud ee Soomaaliya ka siiyay…

Wararka
November 23, 2020

Soomaaliya Kenya iyo Mauritius oo ka wada hadlay xoojinta xiriirkooda

Addis Ababa-(SONNA)-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo miro dhalay la qaatay safiirka dalka…

GudahaWararka
August 15, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka Jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada koofureed iyo Afrika

Seoul-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo…

GudahaWararka
June 4, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023