Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud
    March 13, 2026
    Wasaaradda Batroolka XFS oo ka hadashay cabashooyinka dadweynaha ee dhanka shidaalka
    March 13, 2026
    Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay
    March 13, 2026
    Gubadley iyo Kaaraan oo u gudbay wareegga afar dhammaadka ee tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 13, 2026
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa xarunra Safaaradda kulan afur ah ugu sameeyay ku dhawaad 50 Safiir oo fadhigoodu yahay Nairobi.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa xarunra Safaaradda kulan afur ah ugu sameeyay ku dhawaad 50 Safiir oo fadhigoodu yahay Nairobi.
Wararka

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa xarunra Safaaradda kulan afur ah ugu sameeyay ku dhawaad 50 Safiir oo fadhigoodu yahay Nairobi.

By Kulane
Last updated: March 16, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho:( SONNA) Kulanka waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya, mas’uuliyiin horay xilal kala duwan uga soo qabatay dalka Soomaaliya oo uu Jiro Ra’iisal Wasaarihii dalka Mudane Cabdi Farah Shirdoon (Saacid), Hoggaanka Guddiga Ganacsatada Soomaaliyeed, madaxda Bangiyada dalka Kenya, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya iyo marti sharaf kale.

Danjiraha iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta Safaaradda ayaa xarunta ku soo dhaweeyay Safiirada iyo mas’uuliyiin kale ee madasha lagu casuumay.

“Tani waxa ay ka turjumaysaa muhiimadda ay Safaaraddu ugu fadhido bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogaan”. Ayuu yiri Danjire Jabril.

Danjiraha ayaa xusay in hogaanka Ganacsatada Soomaaliyeed iyo doorka muhiim ah ka qaateen isku xirka Safaaradda iyo Jaaliadda Soomaaliyeed.

Danjire Jabriir mar uu ka hadlayay xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa yiri
“Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa haatan maraya meeshii ugu sareysay, iyada oo labada dhinac laga wado howlo kaalin mug leh ka qaadanayo ganacsiga iyo isku-xirka labada dal”.

Wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalka Kenya xaflada iftaarka u soo dirtay 15 mas’uuliyiin heerar kala duwan leh , si ay Afurka qeyb muhim ah uga qaataan.

Ugu dambeyn Danjiraha ayaa uga mahadceliyay intii ka soo qeybgashay kulanka, waana sanadkii labaad oo ay Safaaraddu qabaneyso kulankan oo kale inta uu joogo Danjire Jabriil

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud

Cutibyo katiran Ciidanka Gorgor ayaa howlo biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas badan oo ku…

March 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo maalinkii 2-aad ka socoto 6-degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir

Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si habsami leh uga wada 13 degmo oo ka tirsan gobolka…

GudahaWararka
April 27, 2025

Madaxweynaha Yugaandha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi

Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa waraaqaha danjirino maanta ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Uganda, danjire…

Wararka
March 10, 2021

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Bulshada oo bogaadisay dadaallada horumarinta adeegyada bulshada

Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa boggaadisay dadaallada Horumarinta…

GudahaWararka
September 2, 2021

Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan kula yeeshay magaalada Nairobi dhiggiisa dalka Kenya

Nairobi-(SONNA)-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo booqasho ku tagay xafiiska xeer ilaalinta guud ee dalka Kenya…

GudahaWararka
February 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023