Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka caafimaadka oo Geneva uga qaybgalay shirka guddiga fulinta hay’adda WHO
    February 2, 2026
    Wafdi ka socda wasaaradda warfaafinta oo lagu soo dhaweeyey Birmingham UK
    February 2, 2026
    Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray kulanka Guddiga Difaaca
    February 2, 2026
    Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb
    February 2, 2026
    Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ciidanka Israa’iil oo Gaza ku dilay Wariye iyo 10 ruux oo ka tirsan qoyskiisa
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Ciidanka Israa’iil oo Gaza ku dilay Wariye iyo 10 ruux oo ka tirsan qoyskiisa
Caalamka

Ciidanka Israa’iil oo Gaza ku dilay Wariye iyo 10 ruux oo ka tirsan qoyskiisa

By Kulane
Last updated: November 3, 2023
2 Min Read
Share

Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada weerarrada xagga cirka ah ee ay ku hayaan magaalada Gaza,iyadoo wararku ay sheegayaan in Ciidamada Israa’iil ay buuxda u hareereeyeen magaaladaasi.

Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Israaโ€™iil ayaa lagu dilay weriye u shaqeynayay telefiishanka maamulka Falastiin iyo sidoo kale 10 xubnood oo qoys ah, sida ay sheegtay shabakadu.

“Saaxiibkeen Mohammed Abu Hatab wuxuu ku dhintay duqeynta Israaโ€™iil isaga iyo xubno ka tirsan qoyskiisa oo ku sugnaa gurigiisa oo ku yaal Khan Younis,” wakaaladda wararka Falastiin ee Wafa ayaa sidaa ka sheegtay Telefishinka.

Ururka saxafiyiinta Falastiin ayaa sheegay in 27 ka mid ah xubnahooda lagu dilay Gaza tan iyo 7-dii October ee ay bilowdeen dagaalada Israaโ€™iil iyo Xamaas.

Goor hore, afar falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday Jenin oo ku taal Daanta Galbeed ,waxaana tirade dhimashada falastiin ay sii mareysaa 9,061 oo ruux.

Dhinaca kale ,hoggaamiyaha Xisbullah Xasan Nasrallah ayaa lagu wadaa inuu manta khudbadiisii ugu horreysay ka jeediyo meel fagaare ah tan iyo markii uu dagaalka billowday.

Sidoo kale,xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa ku sii jeeda Israa’iil, waana safarkiisii saddexaad ee toddobaadyadii la soo dhaafay,isagoo isku dayaya in ama diiradda saari doonaa tallaabooyinka lagu yareynayo waxyeelada dadka rayidka ah ee Marinka Gaza.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka caafimaadka oo Geneva uga qaybgalay shirka guddiga fulinta hay’adda WHO

Geneva (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam…

February 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mareykanka oo taageero u fidiyay qoyskii ku waxyeeloobay duqeyntii Droniska ee Kaabul

Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon -ka ayaa dhambaal tacsi ah iyo lacago aan la cayimin u fidisay qoyskii 10 qof…

Caalamka
January 7, 2023

XFS oo heshiis la gashay Sanduuqa Horumarinta Beeraha Caalamka

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirka Beeraha XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye…

CaalamkaGudahaWararka
February 29, 2024

Madaxda IMF oo ka digtay in koboca dhaqaalaha dunida uu ka adkaan doono sanadkii tagay

Madaxda hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka digtay in sannadkaan bilowga ah dhaqaalaha caalamka ย uu ka adkaan doono ย kii…

Caalamka
January 7, 2023

Xisbiga Bidix-dhexe oo si dirqi ah uga guulaystay xisbiga Angala Merkel

Xisbiga Dimuqraadiga bidixda dhexe ee dalka Jarmalka ayaa si dirqi ah ugu guuleystay doorashooyinkii federaalka ee ka dhacay dalkaasi, iyagoo…

Caalamka
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023