Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hodan iyo Gubadley oo ku soo baxay Tartanka kama dambeysta ee ka baxa Warbaahinta Qaranka
    March 16, 2026
    Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay gobolka Sh/hoose
    March 15, 2026
    Hay’adda SoDMA oo gurmad biyo-dhaamin ah ka sameysay gobolka Baay
    March 15, 2026
    Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran
    March 15, 2026
    Duqa Muqdisho oo kormeer ku tagay xarunta Agaasinka Waxbarashada oo dib loo dayactiray
    March 15, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ciidamada Hirshabeelle oo howlgallo ka wada duleedka Baladweyne
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidamada Hirshabeelle oo howlgallo ka wada duleedka Baladweyne
Gudaha

Ciidamada Hirshabeelle oo howlgallo ka wada duleedka Baladweyne

By Kulane
Last updated: May 14, 2021
1 Min Read
Share

Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdonka Qaranka Degmada B/weyne ee ayaa howlgallo ka wada Deeganno qiyaas ahaan  dhanka galbeed 25-km kaga Beegan Degmadaasi oo la tilmaamay in ay si dhuumaaleysi ah u tagaan kooxda Al-shabaab.

.Howlgalkaan oo uu Horkacayo Taliyaha NISA ee Degmada B/weyne Ibraahim Maxamed Abuukar,waxa ay ka socdaan deegaanada Hara Cadey. Biitale . Jaaburow  iyo  Ceelka Baar .

Howlgaladaan ayaa qeyb ka ah xasilinta amniga guud ee Gobalka Hiiraan iyo ciribtirka kooxda nabadiidka ee Al-shabaab oo lagu eedeeyay in ay Bulshada ka qaadaan baad isugu jirta Xoolo Nool iyo lacago ay ku shegaan sakawaad.

Taliyaha NISA ayaa warbahinta Qaranka  u Xaqiijiyay in Al-shabab isaga Carareen Deeganadi lagu shegay, ayna yihiin kuwo si dhumaleysi ku yimaada,Balse hada ay halkaasi gacanta ku hayaan ciidanka.

Ciidamada NISA iyo kuwo Xooga Dalka Soomaliya maalmihi dambi  waxa ay isku ballarinayeen Koofurta iyo Galbeedka B/weeyne oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hodan iyo Gubadley oo ku soo baxay Tartanka kama dambeysta ee ka baxa Warbaahinta Qaranka

Muqdisho.SONNA…Tartamayaasha Degmada Hodan ayaa u soo baxay wareegga kama dambeysta ee tartan ciliyeedka nisha Ramadaan,kadib…

March 16, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay agaasimaha siyaasadda iyo iskaashiga istiraatiijiga ee Hay’adda ECHO

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Siyaasadda iyo Iskaashiga Istiraatiijiga ee…

GudahaWararka
January 28, 2026

Wasiir Fiqi oo qaabilay wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha Finland.

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda FS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan la…

GudahaWararka
May 31, 2023

Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo madaxda Hormuud oo wada hadal yeeshay

Muqdisho-(SONNA)-Mas'uuliyiin ka tirsan hay’adaha ammaanka iyo shirkadda Hormuud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta…

GudahaWararka
January 17, 2024

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb ah danjirayaal lagu casuumay madaxtooyada Kenya

Nairobi (SONNA): Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle ayaa ka qeyb galay kulankii Sanadlaha ah ee Diblomaasiyadeed ee…

GudahaWararka
February 11, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023