Ciidamada Daraawiishta oo Howlgal ka sameeyay Deegaano dhaca Koonfurta galmudug

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA)-Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaaa maanta Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyay Deegaanno badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug.

Saraakiisha ciidmada Daraawiishta Galmudug ayaa shegeeyn in howlgalku ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay loogana hortagayo dhuumaalaysiga Nabad diidka Al shabaab ku yimaadaan Deegaanadaas.

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa dhawanahan howlgallo lagu baacsanayo Nabad diika Al-shabaab waxa ay ka wadeen degaanno badan oo katirsan Gobolka mudug

La wadaag cid kale