Home Wararka

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ku bogaadiyay golaha shacabka ansixinta Ra’i...

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federa...

Xuska munaasabadda maalmaha xorriyadda ee 26-ka juun iyo 1-da Luulyo oo dalka si...

Muqdisho.(SONNA):-Todobaadka maalmaha Xorriyadda dalka Soomaaliya oo si weyn looga dareemayo guud ahaan gobolada dalka, iyada oo goobaha lagu dalxiis tago lagu xardhay Calanka. ...

Xildhibaanada golaha shacabka oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisal wasaarah...

Muqdisho.(SONNA):- Xildhibaanada golaha shacabka Baarlaamanka Jamhuuridda Federaalka Soomaaliyaa oo maanta ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah u ansixyay ra’iisal wasaara...

Boqorka Jordan oo taageeray in bariga dhexe laga abuuro isbaheysiga NATO

Muqdisho.(SONNA):- Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka mid noqon doono dalalka ugu horreeya ee taageeraya in bariga dhexe laga abuuro NATO, isaga...

QM oo war ka soo saartay abaaraha Soomaaliya ka jira

Muqdisho.(SONNA):- Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3 milyan oo doolarka Maraykanka ah si ay u bixiso gargaar n...

Golaha Shacabka oo berri Codka kalsoonida u qaadayo Ra’iisul Wasaaraha Mag...

Muqdisho (SONNA)- Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo ka qabsoomi doono xar...

Ciidanka Danab oo howlgal ku qabtay xubno ka tirsan Argagixisada

Muqdisho (SONNA)-Ciidanka kumaandooska Danab XDS  Gaar ahaan Hurinta Gaadiidka Gaashaman ee MU ayaa Hawlgalo lagu Xaqiijinaayo Amaanka sameeyey  deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabee...

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta laga helay COVID-19.

Muqdisho (SONNA)-Xaaladda caafimaad ee Madaxwaynaha JFS ayaa ah mid fiican isaga oo aan dareemayn wax qandho ah iyo dhammaan calaamadaha xanuunka tan iyo markii laga helay COVID-...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar shaqo oo maalmihii la soo dhaafa...

Maxkamada ciidanka qeybta 27aad oo dhageysatay dacwado loo heystay10 eedeysane

Maamulka maxkamada darajada 1aad ee ciidanka Qalabka sida qeybta 27aad ayaa bilowday dhageysiga dacwad loo heystay 10 eedeysane oo lagu soo qabtay falal kala duwan. Maxkamadda a...

Ergey ka socda Dowladda FS oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Xoghayaha Guud ee ...

Ergeyga Dowladda FS u qaabilsan ururka Iskashiga wadmada Islaamka(OIC) Dr.Ibraahin Aadan Muuse,ayaa waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Dr.Xuseen Ibraahin Taah oo ah Xoghayaha Guud ee ...

Safiirka soomaaliya ee UK oo booqday xabsi ay ku jiraan dhallinyaro badan

Safiirka soomaaliya ee Dalka Ingiriiska C/qaadir Xaaji Axmed kheyre ayaa kormeerey xabsiyada dalkaas oo ay ku jiraan maxaabiis soomaaliyeed oo u badan dhalinyaro . Kormeerkaasi ...