Home Wararka Gudaha

Gudaha

Shacab ku geeriyooday Ceel-biyood ay Argagixisadda Al-shabaab sumeeyeen

Maxaas-(SONNA)-Laba qof ayaa ku geeriyootay, markii ay Kooxda argagixisada Al-shabaab si dhuumaaleysi ah ku sumeeyeen Ceel biyood ku yaalla degaan Ceel-jiqoow oo dhanka waqooyi kag...

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyee...

Ottawa-(SONNA)-Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo muhiimad gaar a...

Wasiirka difaaca XFS oo gaaray jiidaha argagixisada lagula dagaallamayo ee gobol...

Baxdo-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga,Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa gaaray furimaha dagaalka deegaannada hoostaga degmada Baxdo ee Gobolka ...

Soomaaliya iyo Qadar oo iska kaashanaya horumarinta gaadiidka

Canada-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kula kulantay dhi...

Xubin ka mid ahaa kooxda Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka Daraawiishta Gal...

Gaalkacyo-(SONNA)-Cabdullaahi Cali Xuseen (Cali qoodaar) oo ah wiil da’yar oo ay kooxda argagixisada ah ee Al- shabaab xoog kaga soo Askareeyeen magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mu...

Wasiirka Wasaaradda howlaha guud oo daah furay shirka Ban-baxa Wasaaradda howlah...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS Mudane, Ismaaciil Cabdiraxmaan Shiikh Bashiir oo ay wehelinayaan Wasiir kuxigeenka Maxamed Cali M...

Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo iskaashi ka yeelanaya horumarinta Duulista ...

MONTREAL-(SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Duulista ...

RW Xamse oo kulan is-xogwareysi ah la yeeshay wasiiradda Haweenka heer Federaal ...

Muqdisho-(sonna)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo warbixin ka dhageystay Wasiiradda Haweenka heer Federaal iyo mid Dowlad Gobolleed, ...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KHADKA TELEEFOOKNKA KULA HADLAY DHIGIISA DALKA T...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxa uu Khadka Teleefoonka kula hadlay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shirka guddi hosaadka tiir...

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay Shirka guddi hosaadka Tiirka Horumarinta Arrimaha Bulshad...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO-DHAL AH LA QAATAY RA’IISUL WASAARAHA DALKA...

Addis-ababa-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xuku...