Home Wararka Gudaha

Gudaha

Ra’iisal wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee K...

Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya Mudane Khaalid...

Puntland oo xoojineysa amniga doorashada golaha deegaanka+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Bari  Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka todobaadlaha ee looga hadlayay amniga gobolka Bari. Shirka ay...

Ra’iisal wasaare Rooble oo xil cusub u magacaabay Sareeyo Guud Bashiir Max...

Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed  Xuseen Rooble  ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan argagixisada Al-Shaba...

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska DANAB oo ay wehliyaan ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsa...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Galmudug ugu baaqay inay dhameystiraan xubn...

Muqdisho (SONNA)- Xubnihii Aqalka Sare ee ku harsanaa maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Kusigii 5-aad ee ay sumadiisu...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xeebta Liido waqti kula qaatay shacabkii usoo n...

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho taga...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Federaalka ah oo uu hogaaminaya...

QM oo dib u eegeysa cune qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha Ammaanka ee Soomaaliya ayaa ...

Serbiya oo ka mid noqotay dalalka Yurub ee lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliya...

Dowladda dalka Serbiya ayaa ogolaatay in dalkeeda lagu tagi karo Baasaboorka dalka Soomaaliya ,ka dib dadaal wadajir ah oo ay sameeyeen Wasaaradda Arrimaha Dibadda,Hay’adda Socdaal...

Madaxweyne Laftagareen” Madaxda dalka waxa ay sameeyeen isutanaasul”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in uu dhamaaday kala ragtid uwanaantii u dhaxeeysay Madaxweyne Farmaajo & Ra...

Safiirka JFS ee Bakistaan oo la kulantay Madaxa Ciidanka Badda dalkaasi

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi oo la kulantay taliyaha guud ee ciidamada Badda ee dowladda Bakistaan ayaa waxa ay kawada hadleen is...

AMISOM oo maxkamad saareysa askar ka dambeysay dilka dad shacab ah

Warsaxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay in guddi xaqiiqo raadin ah oo ay u saareen dilka dadka rayidka ah oo dhacay 10-kii Bishii Agoosto ee sanadkaan lagu ogaada...