Home Wararka Gudaha

Gudaha

Ciidanka dawladda oo qabtay rag Qarax ku aasayey wadada Sabiid ee gobolka Shabee...

Afgooye (SONNA) Hawlgal gaar ah oo maanta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose, ayey ciidamadu ku qabteen 2...

Taliska Booliiska Hirshabeelle oo amarro cusub soo saaray

Baladwayne(SONNA)-Taliska Booliska magalada Baladwayne ayaa soo saaray awaamiir lagu mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow ama loo yaqaano persolka Qoraal ka soo baxay xafiiska T...

Naadiga  Caalamiga ah ee dhalinyarada Islaamka oo gargaar gaarsiiyay dadka  uu s...

MUQDISHU-SONNA-Xafiiska Naadiga  Caalamiga ah ee dhalinyarada Islaamka ee Soomaaliya ayaa gargaar raashin ah u qaybiyay qoysas danyar ah oo ku nool duleedka magaalada Mudisho iyo x...

Dowladda Ingiriiska oo kaalmo dhaqaale ugu yaboohday dalal ay Soomaaliya ka mid ...

LONDON-SONNA-Wasiirka arimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska Dominic Raab ayaa bayaan uu soo saaray ku shaaciyay in dowladdiisu ay  gargaar dhaqaale u fidinayso dhowr dal oo Afrik...

Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab kala wareegay deegaan ka tirsan Jubbada hoose

KISMAAYO-SONNA- Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada ...

Ciidanka xoogga dalka oo dilay qaarna nolosha ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan A...

Muqdisho (SONNA) Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Qabqabtay Qaar kamid ah Maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab,kuwaasi oo soo weeraray Saldhigyada Ciidamada ay ku leeyihiin duleedka Dagmad...

Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi

Khaartuum (SONNA) Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan la yeeshey wasiiru dowladda wasaaradda Arrimaha dibad...

Sii hayaha Xilka Ra’iisalwasaaraha oo kulan la qaatay khubaro xagga dhaqaalaha a...

Muqdishu-{SONNA)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna siihayaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka      Md. Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kulan la qaa...

Madaxwayne Saciid Dani oo Magacaabay Xubno Ka mid noqonaya Maxkamadda ciidamada ...

Garoowe-SONNA- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayaa  magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo sheegtay in dhawaan la shaacin doono natiijada im...

MUqdishu {SONNA)  Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha  ee Wasiirka iyo ardyada So...

Halkee ayuu marayaa mashruuca dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye +s...

Muqdisho (SONNA) Isticmaalka wadada isku xirta Muqdisho iyo afgooye waa marin muhiim ah,waxaana isaga kala goosha dhamaan gaadiidka u safra gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaal...

Dhagarqabihii muslimiinta ku laayay New-zealand oo xabsi daa’in lagu xukum...

Christchurch-(SONNA) Maxkamadda sare ee dalka dalka New Zealand ayaa saaka xabsi daa'in aan damiin lahayn ku xukuntay Brenton Tarrant, oo sanadkii hore Muslimiin fara-badan ku laay...