Home Wararka Gudaha

Gudaha

Madaxwayne ku-xigeenka Hirshabeelle oo la kulmay saraakiisha ciidamada xoogga da...

Baladwayne-(SONNA)-Madaxwayne kuxigeenka dowlad-goboleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa magalada Baladweyne kula kulmay Saraakisha Ciidamada qalabka sida ee soomali...

Ra’iisal-wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo+Sawirro

Baydhabo-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay maanta gaaay  magaalada Baydhabo ee xarunta...

Hayadaha Gargaarka oo ka walaacsan xaaladda Qaxootiga ku sugan xuduudda Itoobiya...

Adis-Ababa (SONNA)- Dagaalka ka socdo gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, Qaramada Midoobay waxay ku baaqeysaa in la furo waddooyin loo maro afar xero qaxooti oo ay dagan yihiin Qa...

Guddoomiyaha Shabeellada hoose oo maanta booqanaya Baraawe

Baraawe-(SONNA)- Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabellada hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kormeer howleed ku tagaya dagmada Baraawe oo a...

Ra’iisal wasaare Rooble oo maanta tagaya magaalada Baydhabo

Muqdisho (SONNA)- Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee da...

Fariinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Maalinta Macall...

MUQDISHO-(SONNA)- Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee Qiimaha Badan. Asalaamu Caleykum Wa Raxmatullaah Wabarakaatuhu. Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed, wa...

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay xarunta hey’adda Garsoorka “SAW...

Garowe-(SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hey’adda Garsoo...

Wasiirka Warfaafinta oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid ...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa uga tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Ra’...

Ku-simaha Madaxweynaha Punland oo madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Shaqada XFS ...

Garoowe-(SONNA)-Ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka  Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wasiirka wa...

Wasiirka Waxbarshada XFS oo daah-furay shirka dib-u-eegista tayada Waxbarashada ...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho...

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay kulan lagu soo dhaweynayey sharciga mihnadlaya...

MUQDISHO-(SONNA)-Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka, Xildhibaano ka tirsan BFS, Lataliyeyaasha Madaxweynaha ee arrimaha sharciga iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay kulan l...

Warbixin kooban oo ku saabsan xaaaladihii ugu danbeeyey ee cudurka covid-19 oo s...

MUQDISHO-(SONNA)-Waxaa dunida ku soo laba kacleeyay Xanuunka COVID19, Somalia waxaa ay ka mid tahay dalalka uu dib ugu soo laba kacleeyay Cudurka COVID-19, Waxaana sare u kac ku yi...