Home Wararka Gudaha

Gudaha

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka Qaran ee Dhammeysti...

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Qaran ee dhammeystirka Arrimaha D...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furay tababar ku saabsan tebint...

Muqdisho.(SONNA):- Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Naasir Xuseen Xasan ayaa tababar ku saabsan tebinta doorashooy...

Maxkamadda ICJ oo bilowday dhageysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya “SA...

Muqdisho-(SONNA)-Dhagaysiga dacwadda badda Soomaaliya ee ay muranka gelisay Kenya ayaa si rasmi ah uga bilaabatay xarunta maxkamada caddaaladda Adduunka magaalada Hague ee dalka Ho...

Wasaaradda Awqaafta oo soo saartay awaamiir la xiriirta ka hortagga COVID-19

Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha wasiirka ahna wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa  kulan looga hadlayay ka hortagga karoona fayrus ku...

Wakiilada Soomaaliya ku matalaya kiiska badda oo gudaha u galay xarunta Maxkamad...

Muqdisho-(SONNA)-Ergada Soomaaliya ku matalaya dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya ee ay Kenya muranka gelisay oo uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka...

Wasaaradda caafimaadka oo ka shaacisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalk...

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 244 xaalado cu...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax, ayaa kulan la qaatay Safi...

Gaadiid loogu deeqay wasaarado ka tirsan Galmudug”SAWIRRO”

Samareeb-(SONNA)-Wasaaradda Qorsheynta Galmudug, ayaa maanta gaadiid ku wareejisay qaar ka mid ah wasaaradaha ku bahoobay Mashruuca Biyoole ee dowlad goboleedka Galmudug. Gaadii...

Shirka wadatashiga diyaarinta qorshaha horumarinta Galmudug oo lagu qabtay galka...

Gaalkacyo-(SONNA)-Shirka wadatashiga diyaarinta qorshaha horumarinta Galmudug oo Maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo, ayaa waxaa ka qeyb galay xubno matalaayey bulshada qeybahood...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Janaraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cal...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaali...

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga oo ku geeriyooday Nairobi

Muqdisho-(SONNA)-Ilaahay naxariista janno haka waraabiyo waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeryooday Wasiirkii hore ee gaashaandigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiraxmaan Maxam...

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho “S...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, ...