Home Maqaallada

Maqaallada

Xafladdii Caleemo saarka Saciid Dani oo laga dheehan karay Midnimada Ummadda Soo...

Magaalada Garawe ee Caasimad u ah Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beryahaanba waxaa ka socotay qaban-qaabadii Caleemo saarka Madaxweynaha Doorashada ku guuleystay e...

Loolanka Al-shabaab iyo Daacish muxuu ku salaysan-yahay?!

Muqdisho(SONNA):-Daacish waa Urur xagjir ah oo ka soo billowday Dalalka Ciraaq iyo  Suuriya, waxaana asaaskeeda lahaa Nin la yiraahdo  Abuubakar Albaqdaaqi , horraantiii Sanadki 20...

Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay

Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa horseedkii S.Y.l Maxamu...

Warbixin: Jaamacadda Ummadda oo dhawaan soo saareysa Dufcaddii ugu horreysay ”Sa...

Muqdisho-(SONNA)-Jaamacadda Ummadda waxaa ay koldhow isu diyaarineysaa in ay soo saarto dufcaddii ugu horreysay ee Jaamacadda ka soo baxda, kuwaas oo si gaara u bartay Culuumta dha...

Wakaaladda Wararka ee SONNA oo 55 sano Jirsatay kuna Tallaabsatay Horumar

Muqdisho(SONNA):-Maadaama ay maanta ku beegan tahay goortii la aasaay Wakaalada Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA 5tii Bishii Janaayo ee sanadkii 1964-kii waxaa xusid mudan in ...