Home Maqaallada

Maqaallada

Arxanlaawe qiil ma leh (Warbixin)

Dhacdo aad ay uga xumaadeen Muslimiinta Caalamka iyo dad kaleba ayaa shalay oo Jimco ah ka dhacay Dalka Newzland, kaasi uu sameeyay nin Cadaan ah oo watay Qori iyo Rasaas badan mar...

Xoosh: Khabiir la Tebi doono 

Muqdisho(SONNA): diyaarad sida Meydka Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibiil ayaa maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana aas Qaran oo lagu maamuusayo marxuumka loog...

Cafi walaalkaa isna ha ku cafiyo, kadibna aan is wada Cafinno

Magaranayo Is-xilqaan ka qiimo badan inaad isku xilqaanto inaad dadkaaga oo dhibaatooyin soo ragaadiyeen, intaad dhexmarto ama aad dhex tagto aad tiraahdo Walaalayaal Qof walba Qof...

Taariikh nololeedka Marxuum Xil. Boqorre oo kooban

Muqdisho -(SONNA)-Marxuum EX. Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre waxaa uu ku dhashay Gobolka Awdal ee Gobolada waqooyi ee Soomaaliya 1939-dii,halkaas oo deegaan ahaan uu ka soo jeedo...

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta xusaya sanad-guuradooda 49-aad.

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxa uu ka mid yahay Ciidamada Dalka, waxa uuna si gooni ah ugu xilsaaran yahay Ilaalinta Xabsiyada Dalka, haddii si kale loo dhahana waa Ciidanka Il...

Wax ka baro:Taariikhda Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya

Muqdishu-(SONNA)-Ciidaliyamada Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya waxay  ka midyihiin Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaana la aasaasay 10-kii bishii febaraayo 1965kii, ci...

Wasaradda Caafimaadka oo la wareegtay Isbitaalada Banaadir iyo Martini (Warbixn)...

Dowladda Soomaaliya ayaa wadda qorshayaal ay kula wareegeyso goobo badan oo ay laheyd, islamarkaana loogu adeegi jiray Ummadda Soomaaliyeed, waxaana ka mid ah Goobihii Waxbarashada...

Barbarkeey ka baxdo waa Bakayle Qaleen

SONNA- Waxaa jira dad Soomaaliyeed oo har iyo habeen u taagan in Soomaaliya noqoto wadan sharaf leh, dadkeedu nabad iyo baraare ku naaloodaan, waxaa taa dhinac yaal kuwo kale oo ma...

Waxaa la soo gaaray waqtigii shacabku guran lahaayeen miraha Sharciga Isgaarsiin...

(W. Q. Eng Cabdi Cashur Xasan)Labo sano ku dhowaad ayaa laga joogaa markii xukuumad iyo wasaarad ahaanba aan xilka la wareegnay, sidoo kale sanad iyo bar ayaa laga joogaa mark...

Xafladdii Caleemo saarka Saciid Dani oo laga dheehan karay Midnimada Ummadda Soo...

Magaalada Garawe ee Caasimad u ah Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beryahaanba waxaa ka socotay qaban-qaabadii Caleemo saarka Madaxweynaha Doorashada ku guuleystay e...

Loolanka Al-shabaab iyo Daacish muxuu ku salaysan-yahay?!

Muqdisho(SONNA):-Daacish waa Urur xagjir ah oo ka soo billowday Dalalka Ciraaq iyo  Suuriya, waxaana asaaskeeda lahaa Nin la yiraahdo  Abuubakar Albaqdaaqi , horraantiii Sanadki 20...

Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay

Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa horseedkii S.Y.l Maxamu...