Amnesty International waa hay’ad caalami ah oo sumcad wanaagsan ku leh adduunka iyo arrimaha xuquuqul insaanka, laakiin waxaan rabaa in aan sheego in warbixinta ay soo saartay ee ...
Af Soomaaligu wuxuu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika looga hadlo kuwa dadka ugu tirada badan ay ku hadlaan. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay ku dhaqan yihiin deegaan ball...
Marka laga yimado aasaaska Wakaaladda Wararka SONNA oo fikrad ahaan xambaarsanaa rabitaanka bulshada, ka hor waxaa jiray 2- Idaacadood oo kala ahaa:- Raadiyo Hargeysa oo la furay 1...
Maalmo ay maleeshiyada Alshabaab la aamusnaayeen sheegashada Qaraxii ay ku xasuuqeen ku dhawaad 100 qof oo rayid ah waxay qirteen inay masuul ka ahaayeen weerarka.
Cod laga soo ...
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid ah qeybaha ciidamada ee xi...
Dal dhisan iyo dad isjecel waxaa la helaa marka qof,qoys ama bulsho ay u istaagaan dhowrista deegaanka iyo ka hortagga wax kasta oo caqabad ku ah habsami u socodka horumarka dalka...
1da December sanad kasta caalamka waxaa laga xusaa ka hortagga iyo la dagaallanka cudurka HIV/AIDS, Sumadinta maalintaan waxaa go’aankeeda soo bandhigay ururka caafimaadka adduunka...
Dunidaan aan ku nool nahay Waligeed dagaal waa ka dhici jiray, lamana arag xilli kaliya oo uusan dabka dagaallada shidnayn ama Aloosnayn,waxaana la soo maray marxalado dagaallo oo ...
Maanta oo ah 12ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 65aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la soo bandhigay naqshadda Calanka Soomaaliyeed la iskuna ra...