Dal dhisan iyo dad isjecel waxaa la helaa marka qof,qoys ama bulsho ay u istaagaan dhowrista deegaanka iyo ka hortagga wax kasta oo caqabad ku ah habsami u socodka horumarka dalka...
1da December sanad kasta caalamka waxaa laga xusaa ka hortagga iyo la dagaallanka cudurka HIV/AIDS, Sumadinta maalintaan waxaa go’aankeeda soo bandhigay ururka caafimaadka adduunka...
Dunidaan aan ku nool nahay Waligeed dagaal waa ka dhici jiray, lamana arag xilli kaliya oo uusan dabka dagaallada shidnayn ama Aloosnayn,waxaana la soo maray marxalado dagaallo oo ...
Maanta oo ah 12ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 65aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la soo bandhigay naqshadda Calanka Soomaaliyeed la iskuna ra...
Awdheegle(SONNA) Isbedelada iyo ififaalooyin jawi farxadeed ku dheehan ayaa u soo bidhaamaya bulshada ku dhaqan Deegaannada Al-shabaab laga qabsaday dhowaantaan,waxaana muuqa i...
Buqcadda Alle dhulkiisa inooga calaamadeeyay ee ku taal geeska Afrika, magaceedana yahay Soomaaliya, waxa ay rubac dhamaadkii qarnigii ugu dambeeyay ahayd, meel dhibaato baahsani ...
Guddigii Luuqada ee 1965
War-bixintii Guddiga ee 1961-kii waxa ay aheyd mid aad u faa’iido badan. Waxa ay aasaas u noqotey meel ay guddi kasta oo raba inay af Soomaaliga far u yee...