Home Maqaallada

Maqaallada

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe (warbixin)

Waxaa nasiib darraa in muddo afar sano ah oo ka soo wareegatay qaraxii Soobbe ee galaaftay in ku dhow dad gaaraya kun iyo shan boqol oo ruux, in weli ay jiraan kooxo hubeysan oo u ...

Xal ayaan u aragnaa go’aanka Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ (warbixin)   

Waxaa xaqiiqo ah in caalamkani uu yahay mid loo asteeyay aadanaha oo loogu talagalay in ay ka helaan adeegyada aasaasiga ah ee ku habboon nolosha,iyadoo sharci ahaan la dhowrayo xa...

Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar(warbixin)

Muqdisho (SONNA) Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo bandhigidda naqshadda C...

Heerarkii ay soo martay Qabanqaabada iyo qabashada Doorashada Xildhibaanada (Som...

MUQDISHO (SONNA)- Dib u habeyntii guddiga Doorashooyinka keddib waxaa soo if-baxay khilaaf xooggan oo u dhexeeyay dhinacyadii Guddiga Doorashooyinka oo u muuqday kuwo u kala jabsan...

Waa muhiim in la qaato tallooyinka bulshada ee kaabaya dastuurka (faallo)

Marka laga yimaado dastuurka Eebe,ee loo jideeyay in lagu maamulo dunidan,waxaa jira nidaam sharci oo macmal ah ama ay sameeyaan aadaha,kaas oo shucuubta caalamka ay u adeegsadaan ...

Sidee ayey Argagixisada Alshabaab Warbaahinta ugu adeegsadaan marin habaabinta B...

Muqdisho (SONNA)- Maleeshiyadda Argagixisada Alshabaab waxa ay xasuuq ba’an ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Guryaha Soomaaliyeed badankood waxaa gaaray xanuunka geerida oo ay saba...

Ilaalinta nadaafadda deegaanka waa waajib saaran cid kasta (warbixin)

Dad isjecel iyo dal dhisan waxaa la helaa ama ay imaan kartaa marka qof,qoys ama bulsho ay u istaagaan dhowrista deegaanka iyo ka hortagga wax kasta oo caqabad ku ah habsami u soco...

1-da Luulyo maalinta xoriyadda iyo israaca 2-da gobol (warbixin)

Dadka Soomaaliyeed ,waxa ay ka mid yihiin umadaha caalamka ee halganka dheer u galay raadinta sidii looga hoos bixi lahaa gumeysiga shisheeye,isla markaana  loo gaari lahaa xoriyad...

Xuska maalinta xoriyadda Jabuuti ee 27-ka June (warbixin)

Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee la isku oran jiray dhulkii u...

Maalinta xoriyadda Gobolada Woqooyi ee 26-ka juun (warbixin)

26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna qiimahaasi ku mutaysa...

Qormo Jawhar:-Nin Ugaas walaalkii yahay oo eeday baan ahaye

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa maqaalkan uga hadlay xaaladda magaalada Jowhar katagaan xilligan isagoo qayb ka ahaa wefdi u hoggaaminayey ra'iisal wasaare Maxam...

Caalamka oo looga dabaaldagay xuska 5-ta June ee maalinta degaanka

Maanta oo kale Shanta bisha June ayaa waxaa caalamka laga xusaa maalinta degaanka Adduunka (World Environment day), iyadoo dal waliba uu ka hadlo dhibaatooyinka soo food-saaray deg...