Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo xiray iyo Degmada Hodan oo ku guuleysatay
    March 18, 2026
    Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba
    March 17, 2026
    Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho
    March 17, 2026
    Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka
    March 17, 2026
    Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo UK lagu soo dhaweeyey
    March 17, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warsaxaafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Warsaxaafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

Warsaxaafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

By Kulane
Last updated: March 18, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho.SONNA…Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday deegaannada Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed.

Wasaaraddu waxay ka walaacsan tahay in xilligan la abuuro caqabado siyaasadeed iyo kuwo amni oo saameynaya qaar ka mid ah deegaannada Koonfur Galbeed:

Sidaa darteed, DFS waxa ay shacabka Soomaaliyeed u caddeynaysaa arrimaha soo socda:

  1. DFS waxa ay bogaadineysaa dowrka Shacabka iyo maamulka Koonfur Galbeed oo hormuud ka ah ilaalinta midnimada dalka iyo dowladnimada Soomaaliyeed, isla markaana si buuxda uga qeyb qaatay hannaanka dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka, qeybna ka ah geedi socodka dimuqraadiyeynta dalka ee hadda lagu howlan yahay.
  2. DFS waxa aysan marna qeyb ka ahayn xasillooni darrada ka abuurantay qaar ka mid ah deegaanada Koonfur Galbeed, waxayna si degdeg ah uga howlgaleysaa joojinta colaadaha iyo in wixii khilaafaad ah lagu xalliyo wadahadal, si loo ilaaliyo guulihii laga gaaray la dagaallanka argagixisada.
  3. DFS waxa ay cambaaraynaysaa go’aanka ka soo baxay madaxtooyada Koonfur-Galbeed ee lagu sheegay in ay hakisay wadashaqeyntii kala dhaxaysay DFS, waxayna caddaynaysaa in hay’adaha DFS dhankooda ay gudanayaan waajibaadkooda dastuuriga ah iyo kuwa sharci ee ka saaran deegaannada Koonfur-Galbeed iyo Shacabka ku nool.
  4. DFS waxa ay ugu baaqaysaa maamulka Koonfur-Galbeed in uu sii wado ka qeyb ahaanshaha hannaanka dib u heshiisiinta iyo dimuqraadiyadeynta.

Sidoo kale, DFS waxa ay ugu baaqeysaa bulshada, beelaha iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanka in ay ka feejignaadaan wax walba oo khatar galin kara amniga, nabadda iyo badqabka shacabka ee ku dhagan deegaannada Koonfur Galbeed.

war

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Warsaxaafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

Muqdisho.SONNA...Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula…

March 18, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

NISA oo soo saartay wargelin Amni

Muqdisho(SONNA):-WARGELIN AMNI. NISA waxa ay ku raad joogtaa dhagar qabaha sawirkiisu idiin muuqdo oo isticmaala magaca C/fitaax Xuseen Ibraahim Isaaq…

GudahaWararka
November 27, 2024

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Dooxa

Muqdisho,(SONNA):- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, isaga oo…

GudahaWararka
September 14, 2025

Wasiiru dowlaha Amniga iyo wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeybgaley kulanka khamiis laha ee hoggaamada Booliska 

Muqdisho(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga, Mudane. Maxamed Cali Xagaa iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdiraxman…

GudahaWararka
May 11, 2023

Ciidanka Xoogga dalka oo si hagar la’aan ah dhiigga ugu shubay shacabkii lagu beegsaday xeebta Liido

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta safaf u galay si ay uga qeyb qaataan gurmadka dadka shacabka ah ee…

GudahaWararka
August 3, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023