Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka
    March 10, 2026
    Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hayโ€™adda WFP
    March 9, 2026
    Wasiirka Qoyska oo xarig jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska
    March 9, 2026
    ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐‹๐š๐œ๐š๐ ๐ž๐ž๐ ๐ค๐ฎ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š
    March 9, 2026
    Kulan lagu falanqeeyay saameynta sii kordheysa ee isbeddelka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho
    March 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta: Amniga Suuqa Bakaaraha ayaa si weyn u soo hagaagay, taas oo dhiirrigelin u ah ka qaybgalka doorashada deegaanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta: Amniga Suuqa Bakaaraha ayaa si weyn u soo hagaagay, taas oo dhiirrigelin u ah ka qaybgalka doorashada deegaanka

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta: Amniga Suuqa Bakaaraha ayaa si weyn u soo hagaagay, taas oo dhiirrigelin u ah ka qaybgalka doorashada deegaanka

By SB
Last updated: December 10, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, oo booqasho ku tagay Degmada Hodan iyo Suuqa Bakaaraha, ayaa sheegay in xaaladda amni ee caasimadda Muqdisho, gaar ahaan suuqa bakaaraha ay si muuqata u soo hagaagtay, taas oo dhiirrigelin u ah bulshada inay si kalsooni leh u qaataan kaararadooda codaynta oo ay uga qayb qaataan doorashada degmooyinka ee dhici doonta 25-ka bishan.

Mudane Al-Cadaala, oo bulshada kula hadlay gudaha suuqa, ayaa sheegay in wafdiga uu hoggaaminayay ay muddo afar saacadood ah la joogeen ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed, iyagoo u kuur galay sidii ay ugu diyaar garoobayaan ka qayb galka doorashada iyo qaadashada kaararka codaynta.

Wuxuu xusay in inta badan dadkii ay la kulmeen ay ahaayeen kuwo horey u qaatay kaararka, halka qaar kalena ay ku jiraan sidii ay u qaadan lahaayeen maalmaha soo socda, taas oo muujinaysa feejignaanta iyo doorka muhiimka ah ee bulshada caasimaddu ku leedahay hirgelinta nidaamka doorashooyinka.

Wasiir-ku-xigeenku wuxuu si gaar ah u muujiyay isbeddelka amni ee muuqda Suuqa Bakaaraha, isagoo sheegay in ganacsatada oo sanado ka hor ay ka cabsan jireen Khawaarijta, maanta ay si xor ah oo nabad ah ugu shaqaynayaan, isla markaana ay xiriir wanaagsan la leeyihiin masuuliyiinta dowladda.

Ugu dambayn, Mudane Al-Cadaala ayaa ammaanay geesinimada Ciidamada Amniga, ku waas oo door weyn ka qaatay xaqiijinta amniga magaalada, taas oo suurta gelisay in shacabka Muqdisho ay si kalsooni leh u gutaan waajibaadkooda doorasho ee soo socda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SONNA): Degmadaย Buulo burdeย ย oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan…

March 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH FURAY SHIRWEYNAHA 15-AAD EE DARAASAADKA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Diseembar 15, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga…

GudahaWararka
December 15, 2024

Wasiiru-dowlaha qorsheynta oo booqday xarunta hayโ€™adda maareynta musiibooyinka Qaranka

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru-dwlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa Booqday xarunta dhexe ee hayโ€™adda…

GudahaWararka
April 18, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh: Kuma talo jirno inaan la dagaallanno Itoobiya haddaan nalagu khasbin

Qaahira-(SONNA)-Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in Soomaaliya aysan ku talo jirin inay la dagaallanto Itoobiya, balse haddii ay wax…

GudahaWararka
January 23, 2024

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo guddoomiyay shir arrimo muhiim ah looga hadlay

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, oo uu weheliyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan…

GudahaWararka
January 19, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023