Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sanad guurada 9-aad ee afgambigii fashilmay ee Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay
    July 15, 2025
    Wasiirka Caddaaladda oo maanta ka qaybgalay daahfurka mashruuc lagu horumarinayo xirfadaha shaqaalaha dowladda
    July 15, 2025
    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya
    July 15, 2025
    Marwada Madaxweynaha JFS oo maanta iska diiwaangelisay degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir
    July 15, 2025
    Soomaaliya oo marti galisay Shirka Xubnaha Siyaasadda Ciidamada Joogtada ah ee bariga Afrika (EASF)
    July 15, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiirka Dhalinyaradda iyo ciyaaraha XFS oo Jordan kaga qeyb galay shirka istaraatiijiyadda Dhallinyarada Dalalka Carabta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Dhalinyaradda iyo ciyaaraha XFS oo Jordan kaga qeyb galay shirka istaraatiijiyadda Dhallinyarada Dalalka Carabta
GudahaWararka

Wasiirka Dhalinyaradda iyo ciyaaraha XFS oo Jordan kaga qeyb galay shirka istaraatiijiyadda Dhallinyarada Dalalka Carabta

By Axmed
Last updated: July 10, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa magaalada Amman ee dalka Jordan uga qeybgalay daah-furka istaraatiijiyadda Carabta ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga.

Wasiir Maxamed Cabdulqaadir ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalka Jordan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan sidii la isaga kaashan lahaa arrimaha horumarinta dhallinyarada iyo cayaaraha.

Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalka Jordan Yazan Shdeifat ayaa ka warbixiyay sida ay sanadkaan u martigelinayaan dhallinyarada Carabta oo sanadkaan caasimadooda loo doortay magaalada Amman ee dalka Jordan.

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdulqaadir ayaa dhiggiisa Jordan uga mahadceliyay soo dhoweynta quruxda badan ee dowladiisu ay u sameesay asaga iyo wafdigiisa iyo sida ay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalka Jordan ugu howlantahay awoodsiinta Dhallinyarada Carabta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Sanad guurada 9-aad ee afgambigii fashilmay ee Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Wasiirka amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiirka…

July 15, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Oomaar oo ka tacsiyadeeyay geerida G/sare Ducaale Ganaani

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxa’d C/llaahi Salaad (Oomaar) Xildhibaanad Xamza Sheekh Xuseen waxay Tacsti…

Wararka
April 19, 2020

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukuno ku ridey dad ku eedeysanaa dembiyo kala duwan

Muqdisho (SONNA)-Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60 aad ayaa maanta ufariisatay xukunkii dacwad ciqaabeedka loo heystay eedeysanayaal loo heystay debiyo…

Wararka
June 14, 2021

Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul iyo saraakiil kale oo la kulmay shacabka Degmada Masagawaay

Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul iyo saraakiil kale ayaa la kulmay qeybaha bulshada ee ku dhaqan Degmada masagawaay oo ka tirsan Gobolka…

Gudaha
April 11, 2025

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay ganacsatada

Muqidisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta…

GudahaWararka
October 17, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023