Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa deegaan oo hawlgal ka fuliyeu deegaanka Moora Godan
    July 4, 2025
    Kulan loogu ducaynayo halyeeyadii xoriyadda dalka oo lagu qabtay Muqdisho
    July 4, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Pretoria kula kulmay dhiggiisa South Africa oo uu kala hadlay xoojinta iskaashiga labo geesoodka
    July 4, 2025
    Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool
    July 4, 2025
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    July 4, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo boogaadisay kaalinta waxqabad ee  Sacuudi Carabiya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo boogaadisay kaalinta waxqabad ee  Sacuudi Carabiya
Gudaha

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo boogaadisay kaalinta waxqabad ee  Sacuudi Carabiya

By Kulane
Last updated: July 4, 2025
1 Min Read
Share

Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS,gaar ahaan Agaasimaha Waaxda Carabta  Mudane Maxamed Xasan Maxamed iyo Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mawliid ayaa isku raacay in la dardargeliyo hannaanka hay’adaha duulista rayidka ee labada dal.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo khuseeya labada dal iyo kuwa caalamiga ah, iyagoo dib u eegis ku sameeyay horumarada la taaban karo ee laga gaaray dhanka amniga ee dalka, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.

Sidoo kale waxay isla soo qaadeen guulaha la taaban karo ee ay gaareen ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed sannadihii u dambeeyay, taas oo ay qeyb weyn ku leeyihiin Dalka Sacuudiga oo bixiya taageerada joogto ah oo lagu garab istaagayo Soomaalia.

Agaasimaha Waaxda carabta iyo Safiirka Sacuudiga waxa ay kulankaasi isku dhaafsaden aragtiyo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo diyaar garowga dalka ee doorashada tooska ah ee la filayo waqtiyada soo socda.

Mudane Maxamed ayaa boogaadiyay mowqifka Boqortooyada Sacuudiga ee ku aadan in dalka Soomaaliya laga taageero dhinacyada amniga, xasiloonida iyo midnimada dhuleed ee dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa deegaan oo hawlgal ka fuliyeu deegaanka Moora Godan

Shabeelaha dhexe(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka Raaga Ceelle ee Macawiisleyda ayaa maanta howlgal qorsheysan…

July 4, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo ka mid noqotay guddiga fulinta ururka xoghayaasha Baarlamanka Carabta

Qaahira (SONNA): Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri) oo Magaaladda Qaahira ee…

GudahaWararka
January 30, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellah Dhexe

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan…

GudahaWararka
August 20, 2023

Madaxweynaha Masar oo warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

Cairo-(SONNA)-Madaxweyne dowladda Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta oo axad ah warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee…

GudahaWararka
July 14, 2024

Taliyaasha Booliska iyo Militariga oo ka qaybgalay furitaanka tababar ku saabsan Isgaarsiinta

Muqdisho (SONNA): Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub…

GudahaWararka
July 24, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023