Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
    January 31, 2026
    Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah
    January 31, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
    January 31, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb
    January 31, 2026
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirย Maxamed Bare oo qeyb-galay shirka dhiggiisa ee dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirย Maxamed Bare oo qeyb-galay shirka dhiggiisa ee dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states
GudahaWararka

Wasiirย Maxamed Bare oo qeyb-galay shirka dhiggiisa ee dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states

By Kanaava Mohamed
Last updated: April 24, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Bare Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo oo ay qeyb ka yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md. Cabdiraxiin Warsame Diiriye iyo La taliye Fahad Cali Xasan ayaa magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Libya kaga qeybgalay meertada 4aad ee shirka Wasiirrada Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states (CEN-SAD member states).

Shirkaan oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirrada Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states ayaa looga dooday dhismaha Xarun Dhallinyaro (Youth Centre) oo caalami ah oo ay yeeshaan dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states, xaruntaas oo tababaro iyo xirfado u sameyn doonta Dhallinyarada ka soo jeeda dalalkaas.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Bare Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa tilmaamay muhiimadda ay dhallinyarada Soomaaliyeed u leedahay dhismaha xarun dhallinyaro oo caalami ah taas oo sare u qaada aqoontooda iyo xirfadahooda iyo sida ay uga go’antahay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS inay dhallinyarada Soomaaliyeed kaga faa’ideyso fursadaha caalamiga ah oo ay ugu horeyso xaruntaam dhallinyaro oo ay si wadajir ah u yeelanaayaan dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states.

Ugu dambeyn, Wasiirka ayaa kaga mahadceliyay shacabka iyo dowladda dalka Libya, sida quruxda badan oo ay u marti-galiyeen meertada 4aad ee shirka Wasiirrada Dhallinyarada iyo Cayaaraha dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan

Muqdisho,Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kumaandooska Danab oo hawlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Jubada hoose

SONNA (MUQDISHO)- Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan Waxa ay Ka fuliyeen Deegaanada kala ah…

GudahaWararka
February 6, 2022

Degmada Qansax-dheere ee G/Baay waa magaalo ceynkee ah Warbixin+sawiiro

Qansax-dheere-(SONNA)ย Ciidamada xoogga Dalka Soomaliyeed oo howlgallo muddooyinkan dambe ka waday gobolada Dalka ย ayaa dhul ballaaran ka qabsaday maleeshiyada Alshabaab,sida degmooyin,uulooyin…

Wararka
February 14, 2020

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 10 May, 2023 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey tallaabbooyin…

GudahaWararka
May 10, 2023

Ra’iisulwasaaraha XFS oo furay tartanka ciyaaraha Degmooyinka gobolka Banaadir

Muqdisho(SONNA):-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyo degmooyinka deriska…

GudahaWararka
September 26, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023