Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay
GudahaWararka

Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay

By Kanaava Mohamed
Last updated: December 7, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada rabshadaha wata, sababaha keena iyo sidii xal loogu heli lahaa ayaa lagu qabtay magaalada Muqdsho,kaasi oo ay ka qeyb galeen wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS, culimaaโ€™udiin,aqoonyahano.

Mudadii uu socday kulanka waxaa si aad ah looga hadlayay dhibaatooyinka la xiriira fikirka guracan ee xagjirnimada oo khawaarijtu ay shacabka Soomaaliyeed ku hayeen muddo 15 sano, waxaana lagu soo bandhigay afkaaro ku aadan sababaha keenay iyo sidii looga hortagi lahaa,iyadoo loo maraya in la balaariyo barnaamijyada wacyigelineed ee dowladda.

Si gaar ah waxaa diiradda loo saaray goobaha laga xoreeyey kooxaha khawaarijta, qaar kamid ah culimadii ka qeybgashey dood cilmiyeedkaasi ayaa dowladda Soomaaliya u soo jeediyay in Idacado FM ah laga hirgeliyo deegaanada laga xoreeyey khawaarijta si bulshada kunool looga saaro fikirka xagjirka ah oo in muddo ah ku hoos dhibanaayeen.

โ€œGobolo ayaa laga xoreeyey khawaarijta, muddo 15 sano raadiyeyaal ayay dadka ugu faafinayeen afkaartooda, sidaasi darted wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Idaacado FM ah haka hirgeliso goobaha laga xoreeyey khawaarijta, waayo fariimaha hadda aan sheegeyno ma gaarayaan dadka baadiyaha kunool, oo telfoonka Niclaha ah haysta, wasaaraduhu midkasta dowrkeeda kaka qaadatoโ€. Sheikh Cali Xoogse ayaa sidaasi yiriโ€.

Dhamaan culimadii dood wadaagaasi ka qeybgalay waxaa ay xuseen in Xagjirnimada oo u kala qeybsan mid rabshado wadata iyo mid aan rabshad wadanba ay Qatar ku yihiin nolosha bulshada, siyaasadda, dhaqaalaha,ammaanka, waxbarashada iyo adeegyada kale oo lamidka ah.

โ€œ.Sheekh Maxamed Xasan Caadle ayaa sheegay in khawaarijtu ay soo ifbaxaan marka bulshadu kala tagooda uu bato islamarkaana aan la ilaalin midnimada, walaalnimada,sidaasi darteedi waa in loo midoobaa xaqa, dadkuna la siiyo wacyigelin ku saabsan fasirka saxda ah ee manhajka Islaamka,iyo nabadda, si fikirka xagjirnimada rabshadaha wata looga hortago.

Khawaarijta ayaa laga xoreeyey deegaanno badan oo in muddo ah ay dadka shacabka ah ku dhibaataynayeen, iyadoo hay,adaha dwoladda ay xooga saarayaan sidii loo hirgelin lahaa adeegyadii aas aasiga ahaa ee nolosha,maadaama ay cunaha ka qabteen khawaarijta oo gabalkoodi sii dhacayo.

 

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Danjire Ilyas Cali oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Lubumbashi ee dalka kongo DRC

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Tanzania Mudane Ilyas Cali Xasan iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa gaaray Magalada Lubumbashi ee…

Gudaha
October 24, 2025

Wasiirka difaaca XFS oo ciidamo ka tirsan XDS tababar ugu soo xiray dalka Qatar

Dooxa-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Wasiirka…

GudahaWararka
January 23, 2025

Wafdi Wasiiro ah oo Ugaas Xasan ku booqday hoygiisa magaalada Beladweyne โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Boostada iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya Eng.Cabdi Cabshuur Xasan, Wasiir ku xigeenka…

Wararka
May 5, 2020

Danjiraha JFS ee Shiinaha oo laga guddoomayย nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga

Tokyo(SONNA):-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, H.E. Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa maanta magaalada Tokyo ugu gudbisay nuqul ka mid…

GudahaWararka
August 18, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023