𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐁𝐢𝐲𝐨-𝐱𝐢𝐫𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮𝐧
Biyo xireenkan ayaa muhiim u ah waraabka beeraha
SONNA
Ugu Dambeeyay

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda JFS oo Daahfurtay Qorshaha Istaraatiijiyadda ee Shanta sano
Muqdisho(SONNA)--Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta daahfuray Qorshaha Istaraatiijig…

Wasiirka Maaliyaadda Soomaaliya oo maanta Khuddbad ka jeediyay Shirka 8-aad ee Koonfur Kuuriya iyo Afrika
Shirkaas oo sanadkan hal ku dhig looga dhigay “Ka Faa’iidaysiga Garaadka Macmalka ah iyada oo loo adeegsanayo Horumarinta Kaabeyaasha dhaqaalaha, si loo Dardargeliyo Isbeddelka Afrika.”

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hannaanka kala guurka UNTMIS iyo sii wadidda isku duwidda iyo wada shaqaynta u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.

Wasiirka warfaafinta oo soo xiray shirka Istiraatiijiyadda Qaran ee xiriirka Warbaahinta
Shirka ayaa waxaa ka soo baxay talooyin wax-ku-ool ah oo ku aadan iskaashiga warbaahinta

Guddoomiyaha hay'adda SoDMA oo qaabilay wakiilka hay'adda FAO ee Soomaaliya
Kulanka waxaa looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka.

Qaramada Midoobay oo u codeysay inay qaadato khariidad Caalami ah oo muujinaysa cabbirka dhabta ah ee Afrika (WARBIXIN)
Xarunta Maqalka Is-diiwaangeli Qaramada Midoobay waxay Caalamka u sheegaysaa: Joojiya inaad Afrika u muujisaan mid yar
Caalamka
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-CadaalaKoofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga Siyaasiyiin iska…
Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska SoomaaliyaMuqdisho(SONNA);-Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa IGAD ayaa Muqdisho ka daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodk…
Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirtoGarsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka 2026 ayaa Talaadadii dib ugu laabtay dalkiisa isagoo ka dhoofay I…
Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda ShiinahaMagacaygu waa Cabdilaahi Ismaaciil Cabdilaahi, waxaanan ka shaqeeyaa Jaamacadda Daraasaadka ee Afafka Dibadda ee Beijing ( BFSU) (Beijing Foreign Studies University) ee Shiinaha, h…
- • XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
- • Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkoodaFaallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuu…
- • Jaamacadda Ummadda iyo Machadka Al Jazeera oo daah-furay laab warbaahineed cusub
- • Madaxweynaha oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda
Maqaallada

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
Juun 9, 2026
Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
Juun 3, 2026
Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
Maayo 31, 2026
Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
Maayo 11, 2026
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
Abriil 29, 2026
12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
Abriil 12, 2026
Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
Abriil 11, 2026
Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
Abriil 9, 2026
Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
Abriil 5, 2026Soomaaliya Isku Eeg
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimadeeda. Waxay ku taal gobolka Banadir ee xeebta Badweynta Hindiya, waxayna ahayd deked muhiim ah kumanaan sano.
Qaab-dhismeedka Hay'adaha
Dowlad-goboleedyada Federaalka
Xaqiiqooyin Tirakoob
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimaddeeda. Waxay ku taallaa gobolka Banaadir xeebta Badda Hindiya, waxayna u adeegtay deked muhiim ah kun sano. Iyada oo ah xarunta Dowladda Federaalka, waxay u tahay xaruunta siyaasadda, ganacsiga, iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Qulqulka Gobolka
Banadir
- Politics
Mogadishu Hosts Federal Cabinet on Digital ID Rollout
Ministers reviewed nationwide registration targets as enrollment centres expand across Banadir.
- Economy
Port of Mogadishu Records Highest Monthly Cargo Throughput
Customs officials report a surge in container traffic linked to regional trade agreements.
- Security
Banadir Police Launch Community Policing Initiative
New patrol units aim to strengthen security coordination in commercial districts.









