Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Duulay Dalka Qatar

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Duulay Dalka Qatar

SHARE

Muqdisho (SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Qatar.

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa inta uu joogo Qatar waxa uu kulamo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal la yeelan doonaa mas’uuliyiinta dalkaasi.

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa leh xariir qota dheer oo soo jireen ah.

LEAVE A REPLY