CAALAMKA

Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah

Weerarrada Israaโ€™iil ee ka dhacay Gaza tan iyo waaberigii shalay ayaa lagu dilay 45 Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan…

Ingiriiska oo ku baaqay in la ย qaado xayiraadda gargaarka ee Gaza

Boqortooyada Ingiriiska ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) u sheegtay in Israa'iil ay qaado xayiraadaha ku aaddan gargaarka bini'aadanimo…

2-kun oo naftooda ku waayey dagaalka Gaza,kadib bishii March

In ka badan 60 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay Qaza tan iyo aroornimadii shalay, waxaana weli isa…

Weerarada Israel oo sii socda & dhibanayaal badan oo u baahan daaweyn dhanka dibadda ah

Ilaha caafimaadka ayaa Al Jazeera u sheegay in ugu yaraan 29 falastiiniyiin ah lagu dilay weerarrada Israel ee ka socda…

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo shir-guddoomiyay kulan fogaan arag oo uu la qaatay safiirrada, ergooyinka joogtada iyo Qunsulada guudย 

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah…

Dowladda Soomaaliya oo agab ciidan kala wareegtay Dowladda Maraykanka

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaashaandhigga xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta agab taageero ciidan kala wareegtay Safiirka dowladda Maraykanka…

Wasiirka Kalluumaysiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka shiinaha

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta…