Home Wararka Gudaha

Gudaha

Wasaaradda warfaafinta oo bahda warbaahinta kala shirtay dhaqangalinta sharciga ...

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska  Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta u qabatay saxaafadda madaxa bannaan iyo ururada matala saxaafadda dalka ...

Horjoogayaal A-lshabaab ah oo lagu dilay duqayn ka dhacday Jubbada hoose

Kismaayo (SONNA)-10-ka tirsan maleeshiyada xagjirka ah ee Al-shabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay duqayn xagga dhulka ah oo maanta ka dhacay deegaanka Dhaay-unboow ...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SONNA)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Maagalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dawlad gobole...

Galmudug oo tallaabooyin u qaadaysa joojinta colaad beeleedyada

Dhuusamareeb (SONNA)- Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Xananbuure ee waqooyiga Gobol...

Boqor Salmaan “Waxaan doonaynaa xal caddaalad ah oo loo helo Qadiyadda Falastiin...

Riyadh-(SONNA)- Boqorka Sacuudi-Arabiya Salmaan bin Cabdilcasiis ayaa madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump u sheegay in wadamada Khaliijka ay doonayaan xal caadil ah oo kama danbay...

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Baladweyne

Baladweyne (SONNA)-Wabiga Shabeelle ee dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay xaafadaha magaalada, taas oo mar kale dadka ku qasabtay inay guryah...

Masuuliyiin ka tirsan golayaasha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo.

 Gaalkacyo-(SONNA)- Wafdi ka kooban xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan maamul-goboleedka G/Mudug ayaa manta oo Axad ah gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.   Ujee...

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanka dugsiyada sare

Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada sare dhammaysay sanad...

 Suudaan oo soo rogtay xaalad deg-deg ah Fatahaadda darteed

Khartoum-(SONNA)-Golaha Difaaca iyo Amniga Suudaan ayaa dalkaasi ku soo rogay xaalad degdeg ah oo socon doona mudd 3 bilood ah. Xaaladaan ayaa ka danbaysay kadib markii dalkaasi...

Natiijada imtixaanka dugsiyada sare oo goor dhaw lagu dhawaaqayo

Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta shaacinaysa natiijada imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare oo sanadkaan ay ka qaybgaleen arday ka badan 3...

Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha dalka oo gudoomiyey shir sare oo looga hadla...

Muqdisho (SONNA)-Shirka waxaa ka qaybgalay sii hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bey...

Ciidanka dawladda oo qabtay rag Qarax ku aasayey wadada Sabiid ee gobolka Shabee...

Afgooye (SONNA) Hawlgal gaar ah oo maanta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose, ayey ciidamadu ku qabteen 2...