Home Wararka Gudaha

Gudaha

Dowladda Afghanistan oo sii daysay maxaabiis Taalibaan ah

 Kapul- (SONNA)-Madaxwaynaha Afqhanistan Asharaf Qaani ayaa sheegay in ay oodda ka qaadeen 1500, maxaabiis Taalibaan ah,  isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in Taalibaanna ay dhanko...

Khilaaf xooggan iyo is Qaarajin ka dhex bilaabatay hoggaanka Al- Shabaab

Muqdishu-(SONNA)- Hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegtay in Al-Shabaab ay qaarajisay Muuse Macallin (Mucaawiye) oo ahaa madaxii hore ee amn...

Diyaargarowga Xuska 60 guurada todobaadka xoriyadda iyo midnimada Soomaaliya 202...

Muqdishu-(SONNA)-Wareegto uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DH& D ahna Guddoomiyaha gudigga xuska 60 guurada todobaadka xoriyadda iyo midnimada md. Max'ed Cabdi xay...

Maraykanka oo ciidamadiisa kala baxaya Afganistaan

Kapul-(SONNA)- Dowladda Maraykanka ayaa bilaabay inuu ciidammadiisa kala baxo Afghanistan, tan oo qayb ka ah heshiish at Taliban la galeen, oo looga gol lahaa in nabad laga dhaliyo...

Dable Ka tirsan Ciidanka xoogga dalka oo lagu xukumay dil toogasho ah

Muqdisho (SONNA)-Maxkamad Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka sida ayaa go’aamisay in lagu xukumo Maxamed Cismaan Maxamed Nuur dil toogasha ah qisaasta Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulla...

Kulan wada tashi ah ee dib-u eegista Dastuurka oo lagu qabtay Baydhabo

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la-socodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-Eegista iyo Hirgalint...

Shaqaalaha xafiisyada Hanti dhowrka iyo guddiga xadaynta xuduudaha oo ka qeybgal...

Shaqaalaha kala duwan ee ka tirsan xafiisyada hantidhowrka guud iyo guddiga xadaynta xuduudaha Federaalka ayaa maanta la sugayaa inay xaadiraan xarumaha danta guud ee uu ka socdo o...

Masuuliyiin iyo Wariyayaal Abaal marinno la guddoonsiiyay

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda mudane, Cabdi...

Kabtankii hore ee Gaadiidka Keynaan Key Key oo isaga tagay Kooxdaas… (Halkee ayu...

Muqdisho(SONNA)- Kabtankii hore ee Kooxda kubadda cagta Gaadiidka Keynaan Saciid Sheekh Maxamuud (key key) ayaa iskaga tagay Kooxdiisa Gaadiidka. Xiddigan ayaa muddo sagaal sano a...

Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta lagu wado inuu ka dha...

Muqdisho(SONNA)-  Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow Stadium. Kooxaha Mogadishu City Club iyo Midnimo aya...

Ciyaaryahan Jabriil Xasan Fariid oo loo sheegay inuu qalliin deg deg ah u baahan...

Muqdisho(SONNA)- Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Raadsan Jabriil Xasan Fariid ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray lugta bidix ee dhanka seedka, waxaana loo sheegay inuu qalliin ...

Macallinka kooxda Heegan Mahad Meykon oo ka hadlay rajada ay ka qabaan sanadkan ...

Muqdisho(SONNA)- Macallinka hoggaamiya kooxda kubadda cagta Heegan ee Mahad Maxamed Xaaji ayaa ka hadlay rajada uu ka qabo hanashada horyaalka iminka soconaya Somali Premier League...