Home Wararka Caalamka

Caalamka

15 qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay dalka Kenya

Kenya.(SONNA):- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah 15 qof ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay dalkaas. Warka kasoo baxay dowladda ayaa sidoo kale lagu sheegay i...

Wadahadalladii Biyo xireenka Wabiga Niil oo fashilmay

Muqdisho(SONNA):-Wadaxaajoodkii Biyo xireenka Al-Nahda ee u dhaxeysa dalalka, Masar, Suudaan iyo Itoobiya, kana socday Congo, ayaa ku dhammaaday fashil sida ay xaqiijisay Wasaaradd...

Qaramada Midoobe oo uga digtay Tanzania inay dib u celiso dadka kasoo qaxay  rab...

Tanzania.(SONNA):- Qaramada Midoobe ayaa sheegtay inay aad uga walaacsantahay warbixin ay heshay oo ku saabsan in Tanzaniya dalkeeda u diiday inay soo galaan dad kasoo cararay qala...

WHO: Karoona Fayras wuxuu ku dhacay in ka badan 4 malyan oo qof todobaad gudihii...

Hay'adda caafimaadka adduunka ayaa sheegtay in cudurka Karoona Fayras ku dhacay in ka badan 4 malyan oo qof todobaad gudihiisa. Xogtaan ay hay’adda baahisay ayaa tilamamaeysa in...

Dad ka badan 4,000 oo 24 saac gudahood u dhintay COVID-19

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda caafimaadka Brazil ayaa shaacisay, in 4,195 qof ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay guud ahaan dalkaasi, Wasaaraddu waxay shee...

Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga Ciraaq oo ka badbaaday isku day dil

Muqdisho (SONNA):-Sida ay soo werisay wakaaladda wararka  Ciraaq, laamabaha amnigana ay xaqiijiyeen, Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga ee Wasaaradda Difaaca Ciraaq, Sarreey...

Cabsi laga muujiyay shirka Nukliyeerka ee Iiraan iyo Mareykanka

Muqdisho (SONNA):-  In kasta oo aad loo soo dhaweeyay wada hadalka dib u soo nooleynta heshiiskii nukliyeerka haddana waxaa jira shaki  laga muujinaayo mira-dhalka wadahadalka. ...

Turkiga oo soo badbaadiyay in ka badan 200 oo tahriibe

Turky.(SONNA):- Ciidamda ilaalada xeebaha  ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibe kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib usoo celisay. Dowladda Turkiga ayaa sheeg...

Madaxweynaha Argentine oo laga helay Karoona Fayras

Argentine.(SONNA):- Madaxweynah dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras. Madaxweynaha ayaa kusoo qoray bartiisa  Tw...

Taiwan : Shil Tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo

Ugu yaraan 54qof ayaa la sheegay in ay dhinteen, tiro kale oo bandanna, waxaa soo gaaray dhaawacyo ka dib markii tareen uu ka baxay wadada aada bariga Taiwan subaxnimadii Jimcaha, ...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobalk...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed iyo Gobol...

Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar oo geeriyooday isagoo 88 jir ah

Masar.(SONNA):- Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira. Ra'iisal wasaaraha ayaa u geer...