Mohamed Abdukadir Socdaal

Guddoomiyaha Aqalka Hoose oo la kulmay dhigiisa Aqalka sare

SONNA (MUQDISHO)- Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo kulan la qaatay guddoomiyaha golaha aqalka sare. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soo...

Wasaaradda Arimaha dibadda oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Safiirkii hore ee S...

SONNA (MUQDISHO)- War saxaafadeed (faafin degdeg ah). Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay qoraal rasmi ah u dirtay W...

Ciidanka Amaanka oo hawlgal amniga lagu sugayo ka bilaabay Dhuusamareeb

SONNA (MUQDISHO)- Ciidamada amniga, gaar ahaan Booliiska iyo Nabad sugidda ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabay howlgallo balaaran oo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamo a...

Madaxweyne Farmaajo oo kullan la qaatay Guddoomiyaha Cusub ee Aqalka Hoose ee BF...

SONNA (MUQDISHO)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusu...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shir guddoomiyay kullan looga hadlayay adkeynta a...

SONNA (MUQDISHO)- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye, shir kula qaata...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyeyaasha KMG ee labada Aqal ee dalka

SONNA (MUQDISHO)- Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Xa...

Xildhibaanada Aqalka sare oo doortay Guddoon KMG ah

SONNA (MUQDISHO)- Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo yeeshay kulankoodii koowaad ayaa doortay Guddoon KMG ah oo qaban-qaabiya doorashada Guddoonka Aqalk...

Imisa Xildhibaan ayaa ilaa hadda Shahaadada Xildhibaanimo qaatay?

SONNA (MUQDISHO)- War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa lagu shaaciyay tirada Xildhibaanada ee ilaa hadda qaatay shahaadada Xildhibaanimo. Waxa uun...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa ka qayb ...

SONNA (MUQDISHO)- Shirkan oo ka dhacay caasinadda Dalka Shiinaha ee Beijing ayaa waxaa si wadajir ah usoo agaasimay Machadka Shiinaha-Afrika iyo Ergada joogtada ah ururka midowga A...

Qaraxyo ay gacanta ku dhigeen Ciidanka XDS iyo Kuwa Galmudug oo maanta la qarxiy...

SONNA (MUQDISHO)- Qaraxyo todobaadkii hore lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu qarxiyey duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Cii...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan foggaan arag ah la qaatay Midowga Mushari...

SONNA (MUQDISHO)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada hadleen arrimaha dhammeystirka...

Garsoorayaal Soomaali ah oo caawa dhex dhexaadin doona Cayaar caalami ah.

SONNA (MUQDISHO)- Garsoorayaal Soomaaliyeed ayaa Caawa dhex-dhexaadin doona kulan ka tirsan Caf Confederations Cup oo ay wada Cayaari doonaan labada Kooxood ee kala ah Coton sports...