Abdukadir Fantastic

Tallaalka Covid-19 oo Maanta si rasmi ah uga biloowday Magaalada Xuddur.

Muqdisho(SONNA):-Ololaha Tallaalka Covid-19  oo maanta laga daahfurey magaalada Xuddur waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Gal...

Inka badan 1,800 maxbuus oo ka baxsaday xabsi ku yaala Nigeria

Muqdisho(SONNA):-Maxabiis farabadan ayaa ka baxsaday xabsi ku yaal gobolka Imo oo kuyaala  koonfur bari Nigeria, ka dib weerar ay ku qaadeen dabley hubaysan sida ay sheegeen maamul...

Wadahadalo ku saabsan Nukliyeerka Iiraan oo maanta ka furmay Vienna

Muqdisho(SONNA):-Dhinacyadii ka qeyb galay heshiiska Nukliyeerka ee sanadkii 2015 lagu gaaray caasimada Austria una dhaxeeyay Iiraan iyo kooxda (5 + 1) oo kala ah Mareykanka, Ruush...

Xaalada cudurka Covid-19 ee magaalada Galkacyo oo sii kordheyso

Muqdisho(SONNA):-Duqa Magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sh. Xasan Jimcaale oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xaalada cudurka Covid-19 ee gobolka ay sii kordheyso. Duqa ...

Tababar xirfadeed Dhuusomareeb loogu soo gabagabeeyey 175 xirfadle.

Muqdisho(SONNA):-Xirfadlayaashan oo tiradoodu dhantahay 175 qof ayaa 165 ka mid ah loo tababarey tacbashada Beeraha waaweyn iyo wax soo saarka Beeraha kooban ee xaafadaha, waxaa si...

Puntland oo sheegtay in degaannadeeda uu ku sii kordhay kiisaska COVID-19

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in Puntland uu kordhay xanuunka Covid19, waliba...

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyey geerida Nabadoon Maxamed Aadan Rooble “X...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa ka tacsiyey geerida ku timid Allaha u naxariisto Nabadoon Maxamed Aadan Rooble “Xood” oo ...

Qoysas ka soo barakacay Argagixisada Al-Shabaab oo xaalad adag wajahayo

Muqdisho(SONNA)  :-Boqolaal qoys oo ay kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab ku qasabtey in ay isaga tagaan deegaanadii ay ku noolayeen ee koonfurta gobolka Mudug iyo bariga Galgaduu...

Wasiir Beyle: Waxaa naga go’an inaan horumarino wax soo saarka iyo fikrdah...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo ...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhiman...

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la...

Meydadka 75 kamid ah maleeshiyaadka Al Shabaab oo la soo bandhigay+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Awdhiigle ee gobolka Sh.hoose ka tirsan ayaa soo bandhigay meydadka 75 kamid ah maleeshiyaadka Al Shabaab k...

Maamulka degmada Gaalkacyo oo wado olole lagu soo celinaayo bilicda magaalda Gaa...

Muqdisho (SONNA):-Olalahan oo qeyb ka ahaa bur burinta dhismayaasha sharci darada ah oo uu maamulka dagmada Galkacyo ee  Galmudug usoo bilaabay 6dii bishii maarso ee sanadkan ayaa ...