Axmed Bile maxamed

ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA...

Muqdisho(SONNA):-ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu sarays...

Tirada wariyeyaasha lagu dilay Dalka Ukraine oo gaartay 32

Muqdisho(SONNA):-Warbixin laga soo saaray wariyeayaasha lagu dilay dagaalka ka socda dalka Ukraine ayaa lagu sheegay 32 sida uu sheegay wasiirka dhaqanka iyo siyaasadda ee Ukraine ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan...

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga Im...

Madaxweynaha Tunuusiya oo shaqada ka cayriyey 57 Garsoore

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha dalka Tunuusiya ayaa shaqada ka cayriyey 57 Garsoore isagoo ku eedeeyay musuqmaasuq iyo inay gabaad u ahaayeen kooxa argagixisada waa sida uu hadalka ...

Xisbiga haya talada Kuuriyada Koonfureed oo ku guuleystay inta badan kuraasta do...

Muqdisho(SONNA):-Xisbiga talada haya ee Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystay inta badan kuraasta doorashadii deegaanka ee ka dhacday Dalka,kuraasta uu ku guulaystay ayaa waxa ka...

Wadamada Midowga Yurub oo ku heshiiyey in 90% la dhimo xadiga saliida ee laga s...

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay ku heshiiyeen shir madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels in cuno qab...

AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MADAXTOOYADA OO XILKA KALA WAREE...

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Cali Dige ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka kagala wareega...

Agaasimaha guud ee Heya’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida qaranka oo Taliyah...

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha guud ee Heya'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida qaran Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha Heya'adda Sirdoonka Gobolka Banaadir u magacaabay Muxiyadii...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo ...

Muqdisho(SONNA):-Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo ...

Muqdisho(SONNA):-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkey e...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo ...

Muqdisho(SONNA):-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaarah...

Shil Baabuur oo ka dhacay dalka Bangaladhesh oo sababay dhimashada 10 qof

Muqdisho(SONNA):-Shil Baabuur oo ka dhacay koonfurta dalka Bangaladesh ayaa sababay dhimashada 10 qof iyo 25 dhaawac ah sida ay xaqiijiyeen Booliska,shilkan ayaa waxa sababay ka di...